Monthly Archives: September, 2014

spot_imgspot_img

BOORAMA: Sixiroole Afar Gabdhood oo UGUB ah qudha uga jaray si uu u Caafimaado oo go’aan ka gaadhista Kiiskiisu dhextaallo dawladaha Somaliland iyo Ethiopia

Afarta Gabdhood ee Ninkani Dilay, ayaa dhammaantood u dhashay Beesha Ciise ee degmada gobollada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Selal ee Somaliland Boorama (SLpost)- Gacan-ku-dhiigle ku...

Maxaa ka mid ah Caqabadaha uu Wasiirka ugu da’da Yari kala Kulmo Shirarka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Somaliland?

Hargeysa (SLpost)- Wasiir Ku-xigeenka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Somaliland Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa sheegay in qaddarinta dhaqanku farayo marmar ku keento inuu ka ammuuso...

Malleeshiyaadka Xuutiyiinta oo Ciidamada Dawladda Yemen kala wareegay Qaybo badan oo Caasimadda Sanca ah iyo wada-hadallo UN-ku ka dhex-bilowday

Sanca (SLpost)- Dagaal magaalada Sanca ee Caasimadda Yemen ku dhexmaraya Ciidamada Dawladda iyo Malleeshiyaadka Shiicada ah ee Xuutiyiinta, ayaa maalintiisii afraad galay, ka dib...

Maamulka Shirkadda diyaaradaha ee Jubba Airways oo beeniyey War laga baahiyey

Hargeysa (SLpost)- Maamulka shirkadda Diyaaradaha ee Jubba Airways Xafiiskeeda magaalada Hargeysa, ayaa beeniyey warar lagu baahiyey warbaahinta dalka qaarkeed oo lagu sheegay in xafiiska...

Xisbiga Waddani oo Xukuumadda ku eedeeyey inay Lunsiga Hantida Umadda uga faa’idaysanayso Shuruucda Qabyada ah ee Dastuurka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ee gadh-wadeenka ka yahay madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa lagu eedeeyey inay masuugayso ku dhaqanka shuruucda u dejisan dalka iyo...

Burburka diyaarad Milatari iyo Gantaal 8 Mitir ah oo Ku soo Caaryey Xeebta Ceel-Sheekh ee Woqooyiga Hargeysa

Ceel-sheekh (SLpost)- Qalab milatari oo isugu jira burburka diyaarad nooceedu yahay kuwa dagaalka iyo Gantaal ay xambaarsanayd oo lagu qiyaasay dhowr Mitir, ayaa ku...

Xukuumadda oo Macaaradka ku eedaysay Masuuliyadda Muddaharaadka Khasaaraha Nafeed Sababay ee Gabiley ka dhacay iyo Jawaabta Xisbiyadu ka bixiyeen

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI ku eedeesay Masuuliyadda Muddaharaad xooggan oo shalay gilgilay magaalada Gabiley, isla markaana...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img