HomeShacabka Scotland oo u codeeyey inay ka sii mid ahaadaan Midowga Boqortooyada...

Shacabka Scotland oo u codeeyey inay ka sii mid ahaadaan Midowga Boqortooyada Britain

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Glasgow (SLpost)- Natiijada Hordhaca ah ee codbixintii shacabka Scotland maalintii Khamiista ka dhiibtay inay ka sii mid noqdaan Midowga Boqortooyada Britain iyo inay noqdaan waddan Madax-banaan, ayaa muujinaysa sida aanay shacabka dalkaasi u doonayn inay ka goosteen UK inteeda Kale.

scotland

Gobolka Scotland oo ka kooban 32 degmo, ilaa immika waxa la tiriyey codadka SHAN degmo oo marka laysku geeyo ay ka codeeyeen 140,204 qof, waxaana HAA oo ka dhigan gooni-goosad u codeeyey 63,340 oo ka dhigan boqolkiiba 45.18, halka tirada dadka u codeeyey MAYA oo ah Inay ka sii mid ahaadaan Midowga UK noqotay 76,864 oo ka dhigan boqolkiiba 54.82.

Maxaa u dambeeyey?

 Wararka u dambeeyey ee ka soo baxay natiijada Codbixinta, ayaa muujinaya in shacabka Scotland ay ka soo horjeesteen in ay ka madax-bannaannaadan Midowga Boqortooyada Britain, waxaanay natiijada u dambaysay sheegaysaa inay shacabku u codeeyeeen inay ka sii mid ahaadaan UK, iyada oo codadkii guud ee la tiriyey natiijada ka soo baxday Aftidii la dhiibtay shalay ay u dhigan tahay in boqolkiiba 55 ay ogolaadeen inay ka sii mid ahaan UK, halka boqolkiiba 45 ay u codeeyeen madax-bannaani.

 

YES = 45 %

NO = 55 %

W

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories