Madaxweyne, Mustafe Shiine Ma Waxaad Gabiley Ugu Magacawdey Casuumadaha Reer London? – W/Q: Mukhtaar Cabdilaahi
Badhasaabka gobolka gabiley musftafe cabdi ciise shiine ayaa tan iyo maalintii uu xilka la wareegay waxuu noqdey waxqabadkiisa kaliya ee ilaa maanta laga hayaa...
Garaad Somaliland laaluush ugu dirtay gobolka Sool oo Garoowe ka degay
Garowe (SLpost)- Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Isimada Gobolka Sool ayaa shalay lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland. Garaad...
Muslimiin ay Soomaali ku jirto oo Mudaharaad ka hordhigay Qunsuliyadda Israel ee Frankfurt iyo Khasaare ka dhashay Isku-dhac Dhexmaray Bannaan-baxayaal Yuhuud ah
Franfurt (SLpost)- Mudaharaad Ballaadhan oo lagaga soo horjeedo duullaanka iyo xasuuqa Ciidamada Yuhuuddu u geysanayaan Shacabka Reer Falastiin, ayaa maanta ka dhacay magaalooyinka waaweyn...
Marwada Madaxweynaha oo Hadyado kala Duwan ugu Deeqday Xarumaha Dhaqan-celinta Darbi-jiifka iyo Xannaaneynta Agoomaha Hargeysa iyo Gabiley
Hargeysa (SLpost)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde oo wakhtigan ku sugan Dalka Ingiriiska oo ay weheliso wefti madaxweynaha, ayaa hadyado...
Raysalwasaaraha Turkiga oo ku Hanjabay Tallaabo ay Dawladdiisu ka Qaadayso Dawladda Israel
Hargeysa (SLpost)- Raysal-wasaaraha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku gooddiyey in dalkiisu ka hawl-gali doono sidii uu Maxkamadda Caalamiga ah Dambiyada ugu gudbin...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Siyaasiyiinta Mucaaradka ku tilmaamay inay Ku Saaqideen Mucaaridnimada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda arrrimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa Sheegay inuu aad ula yaabo Rag uu sheegay inay yihiin Siyaasiyiin ku...
Diyaarad laga leeyahay Dalka Algeria oo ku Burburtay Hawada Sare ee waddanka Mali iyo Meydadka 116 Qof oo la la’yahay
Ugu yaraan 763 qof, ayaa sannadkan oo kaliya ku geeriyooday 12 shilal-diyaaradeed oo ka dhacay meelo kala duwan ee qaaradaha Adduunka ka tirsan, taas...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

