HomeMadaxweyne, Mustafe Shiine Ma Waxaad Gabiley Ugu Magacawdey Casuumadaha Reer London? –...

Madaxweyne, Mustafe Shiine Ma Waxaad Gabiley Ugu Magacawdey Casuumadaha Reer London? – W/Q: Mukhtaar Cabdilaahi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
mustafe shiine
BADHASAABKA GABILEY

Badhasaabka gobolka gabiley musftafe cabdi ciise shiine ayaa tan iyo maalintii uu xilka la wareegay waxuu noqdey waxqabadkiisa kaliya ee ilaa maanta laga hayaa casuumado uu u fidinayo qurbe joogta dalka uk gaar ahaan magaalada london iyo dad kale oo uu iska dhaadhicinayo amaba  uu isku barayo.

Xiligaa uu gudoomiye mustafe shiine ku mashquulsan yahay casuumadaha ayaa ah wakhti ay abaaro ka jiraan qaar ka mid ah deegaanada gabiley.

Arintan ayaa mudooyinkanba la yaab ku noqotay dadweynaha reer gabiley oo  bilowgii hore aqoon la,aan ka haysay gudoomiye mustafe shiine awgeed  markii la soo magacaabay filayay inuu  ka duwanaan doono badhasaabadii hore maadaama uu yahay nin dhalinyar ah isla markaana waxqabad ku soo kordhin doono gobolka . Has ahaatee  rajadaasi ayaa soo gudhay haatan kadib markii waxqabadkii mustafe shiine noqdey casuumado uu u fidinayo dad reer london ah oo hab yaraatee  waxba waligood tarin dadka iyo dalka somaliland ileyn hadii cid qiime ku leh dalka somaliland uun uu casuumayo waxba may noqoteene taasina waa ta keentay in dadwaynaha gabiley u bixiyaan mustafe shiine naanaysta ah badhasabkii casuumadaha iyo  mustafe guul-wade

gebogebada nin baa laga hayay soomaaliyeed walleee hadaan kadinkaa laga guurin halkaa goronyo heeryaysana way inoogu iman  gabileyna iyadaa halkaasi is dhigtoo waa ceelkii usha lagu dayayoo kolba cida la carbinayo waa gobolka lagu soo carbiyee waxaan madaxweynaha somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo waydiinayaa madaxweyne mustafe shiine ma waxaad gabiley ugu magacawdey  casuumadaha reer london?

MUKHTAR ABDILLAHI NOOR

OTTOWA, CANADA

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories