Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Shacabka ku Hambalyeeyey munaasibadda Ciidul-Fidriga
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye oo ku hadlaya dhammaan magaciisa iyo guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga, ayaa...
Sannad Guurada 4-aad ee M-weyne Silaanyo iyo Xukuumad ku suntan Wax-qabad iyo Horumar.
HORDHAC: 27-07-2014-ka, waxay ku beegantahay sannad-guuradii 4-aad ee ka soo wareegtay markii ay Xukuumadda M/weyne Axmed Sillaanyo si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka...
Hambalyo Hambalyo Ciid Wanaagsan
Dhammaan shacab weynaha islaamka waxaan hambalyo iyo farxad ciideed umarinayaa hawada waxaan dhammaantiin idin leeyahay HAMBALYO HAMBALYO CIID WANAAGSAN waxaan si gaara uhambalyaynayaa shacabka...
Munaasibadda Ciidal-Fidriga oo Maalinta Berri ah looga Dabbaal-degayo Dunida Muslinka iyo Madaxweynaha Siilaanyo oo la Ciidaya Jaaliyadda London
Hargeysa (SLpost)- Maalinta Berri ah waxa ku beegan munaasibadda Cidal-fidriga ee gunaanadka u ah Bisha Barakeysan ee Ramadan, waxaana curashada bisha Shuwaal laga Arkay...
Tirada Masuuliyiinta, Askarta iyo Shacabka lagu Dilay Muqdisho Bisha Ramadaan (Warbixin)
Muqdisho (SLpost)- Magaalada Muqdisho ee Xarunta dalka Soomaaliya, ayaa bishan Ramadan gudaheeda waxa ka dhacay dilal kala duwan oo lala bartilmaameedsaday masuuliyiin ka tirsan...
DAAWO Xafladdii Meherka Inanta uu dhalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo Noqotay Munaasibaddii ugu Miisaanka Cusleyd ee Gabadh loogu Geed-fadhiisto
Djibouti (SLpost)- Waxa habeen magaalada Jabuuti ka qabsoontay Munaasibad Meher tii ugu ballaadhneyd ee ka dhacday Mandaqadda Geeska Afrika, taas oo laysugu Hibaynayey Wasiirka...
Waa Kuma Masuulka ugu Wax-qabadka Badan Xukuumadda Kulmiye ee Madaxweyne Siilaanyo Kartidiisa u Qiray?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Wasiirka Waxbarashada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ku tilmaamay inay ka mid tahay wasiirrada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

