Tirada Dad ku dhintay Diyaarad u socotay Muqdisho oo ku burburtay Nairobi
Nairobi (SLpost)- Diyaarad Qaad u sidday Soomaaliya ayaa saaka subaxnimadii ku burburtay meel ku dhow garoonka diyaaradaha Jommo Kenyatta ee magaalada Niarobi, waxaana ku...
Qaramada Midoobay Waa Ta Qayrkeed Ka Reebtay Somaliland Ee Wasaarada Duulista Iyo Hawadu Khalad Ma laha – W/Q: Mawliid Aadan Cumar
Waxaa Maalmahan warbaahinta dalka ku soo baxayay warar sheegaya in hay’ada qaramada midoobay u qaabilsan hawadu ay gacanta u galisay dalka somalia maamulka duulimaadyada ...
“Maxaynu Askar U Noqon Waynay”?! – W/Q Mohamed Yousof Bakayle
Waa Dood furan ama Dood-wadaag uu Curiyey Weriye Khadar Nuux Yoonis oo ka hadlaysay waayaha ay maanta marayso Saxaafadda Somaliland iyo ku-shaqaysiga Mihnaddeeda, isla...
DOOD FURAN: Maxaa Aynu Askari u Noqon Waynay – W/Q: Xuseen Aadan Yuusuf (Kurdi)
Waa Dood furan ama Dood-wadaag uu Curiyey Weriye Khadar Nuux Yoonis oo ka hadlaysay waayaha ay maanta marayso Saxaafadda Somaliland iyo ku-shaqaysiga Mihnaddeeda, isla...
Xog-warranka 12 ka tirsan 20 Kalluumaysato ah oo farsamo Khiyaamaysan loogu soo tahriiyey Somaliland iyo Maamulka gobolka oo ka hadlay
Berbera/Karachi (SLpost)- Maamulka iyo Laamaha Ammaanka ee gobolka Saaxil, ayaa ka hadlay warar maalmihii u dambeeyey hadal-hayntooda laga dareemay meelo badan oo adduunka ka...
Ujeeddada Kulan Dhexmaray Badhasaabka gobolka Awdal iyo Guddi ay iska Xuleen cuqaasha Gobolkaaasi
Boorama (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayer, ayaa shalay xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddi Cuqaal ah oo ka kooban 15 Xubnood oo Cuqaasha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

