Xamaas waa urur Noocee ah? – Sooyaal iyo Falanqayn: W/Q: Cali Cabdi Coomay
Horaantii sannadii 1987-kii ayaa lagu dhawaaqay Aas-Aaska ururka Xamaas. Maxamuud Zahar ayaa horood ka ahaa bilowga yegleelida ururka Xamaas. Sababta keentay in la aas-aaso...
Qaramada Midoobay oo Baadhis Madax-bannaan ku samaynaysa Xad-gudubyada Israel ka geysatay Marinka Gaza iyo Xamaas oo Shuruudo ku xidhay Xabbad-joojin loogu baaqay
Geneva (SLpost)- Golaha Xuquuqda Bani’aadamka ee Qaramada Midoobay, ayaa fadhi ay yeesheen ku go’aamiyey in dawladda Israel si madax-bannaan su’aalo looga weydiiyo hawl-galka milatari...
Aljazeera oo Soo bandhigtay Magacyada Falastiiniyiinta iyo Yuhuudda lagu Dilay Dagaalka Gaza oo kor u dhaafay 650 Qof
Doha (SLpost)- Ciidamada Israel, ayaa tan iyo wakhtigii ay Marinka Gaza ka bilaabeen duqeynta dhinaca Cirka ah oo ku beegnayd 8-dii Bishii July, waxa...
MEHER WACAN: Cabdirisaaq Cayngal Cali iyo Nimco Cali Caamir
Cali-Daahir Axmed Qooblow iyo caruurtiisa, Cabdiraxmaan Khadra Axmed Qooblow iyo caruurteeda, xaaskiisa iyo caruurtiisa, Kinsi Axmed Qooblow iyo caruurteeda, Khadra Axmed Qooblow iyo caruurteeda,...
MEHER WACAN: Siciid Keyse Faarax Nuura Cabdishakuur Axmed
Hooyo Khadra Axmed Qooblow, Sharma’arke Maxamed Muuse, Naasir Maxamuud Kaariye iyo xaaskiisa, Cabdiwahaab Maxamuud Kaariye, Qaasim Maxamuud Kaariye iyo Xaaskiisa, Barkhad Maxamuud Kaariye iyo...
Yaa U Aano Ah Xoolaha La Soo Celiyey – W/Q: Dr. Nimcaan Cabdillaahi Rashiid
Anigoo tixraacaya mawduuca ku saabsan Xoolaha Nool ee afartii bilood ee u dambeysey ee sanadkan si isdeba jog ah loogu soo celinaayey dekeda Berbera...
Cali Guray oo ka Muquurtay Marti-qaad M/weynaha Djibouti u fidiyey iyo Wufuud Faysal Cali Waraabe ku jiro oo maanta labada Diyaaraddood Raacay Hargeysa
Hargeysa (SLpost)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali, Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, Wasiirro uu xubin ka yahay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheikh Khaliil Cabdilaahi, ayaa ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

