Monthly Archives: June, 2014

spot_imgspot_img

SOMALILAND: Ganacsade ka Taajiray 15-Dollar! – WARBIXIN

Guusha Qofka bani’aadamku kaga midho-dhaliyo hankiisa nololeed waxay ku xidhan tahay bartilmaameedka uu hiigsanayo iyo dedaallo ku tiirsan odoroska iyo dib-u-milicsiga waayo-aragnimada laga kasbaday...

Somaliland oo Horumarin ku samaynaysa Goobaha Aataarta Qadiimiga ah iyo Digniin loo jeediyey Shacabka

Laasgeel (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inay tallaabo adag ka qaadayso Cid kasta oo sifo sharciga baalmaran kula Kacda Keydka Aataarta Qadiimiga...

Guddoomiyaha Kulmiye oo War Farxad-geliyey Madaxweyne Siilaanyo caawa kaga dhawaaqay kulan ku dhexmaray Qasriga Madaxtooyada

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu Madaxweyne Siilaanyo uga tanaasulay murashaxnimada madaxtinimada Xisbiga Kulmiye,...

Guul-darrada Talyaaniga oo Meesha ka Saartay Rejadii Xulka England ka Qabay Wareegga 16-ka

Xulka dalka Costa Rica uga qaybgaleysa tartamada ciyaaraha kooba adduunka ayaa guul la yaab tabac badan ka soo gaadhay ka heshay Kulan ay caawa...

Reer-Hebelnimo laguma Hanan karo Hoggaanka Dalka, Hab loo maruu Leeyahay!!

Waqtigan xaadirka ah, waxa si cad u muuqata in qaybo badan oo ka mid ah bulshada JSLuu ku dhaqanka Qabiilka iyo maan-dooriyaha Reer-hebelnimadu ay...

Dawladda Ingiriiska oo jawaab ka bixisay Mawqif Midaysan oo Somaliland kaga dareen-celisay Baaq ka soo Yeedhay Midowga Yurub iyo Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland iyo Dawladda Ingiriiska, ayaa kulan maanta ka dhacay magaalada Hargeysa kaga wada-hadlay arrimo khuseeya ilaalinta ammaanka mandaqadda Geeska Afrika iyo...

Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee UCID oo maanta Xabsiga loo taxaabay iyo Masuuliyiinta Xisbiga oo ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa si adag u cambaareeyey xadhig Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo maanta Xabsiga ugu taxaabtay Guddoomiyaha Garabka Haweenka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img