Monthly Archives: June, 2014

spot_imgspot_img

Amraneey, Shaah maddaw! – W/Q: Guuleed Cumar Madar

Bulsho-weynta Soomaaliyeed waxa ay caado u leedahay, rag iyo dumar, yar iyo wayn, inay waqtigooda badanaaba ku qaataan sheekooyin iyo faq-hoosaad ay kaga wada...

Nuxurka Heshiis Muhiimad weyn ku fadhiya oo Dhexmaray Somaliland iyo Midowga Yurub

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland iyo Ururka Midawga Yurub, ayaa kala saxeexday heshiis dhawr qodob ka kooban oo ku saabsan iskaashi dhinaca Xeebaha, in Ciidammada...

Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 16aad – “Tollaay Reer Hebelow, Taladu maanta ma joogto”

Intaad Reer Saxardiid iyo, Reer Sarreeye Ducaaliyo, Reer Sabbeeye tihiinee, Cuqaashii San-qallooc iyo, Suldaan Caarshe ogaa iyo, Nin siyaasad ku dhuuntiyo, Subaxaa ka casheeyaa, Idin seexinayaan, Sallaan aad ka baxdaan iyo, Salka meel...

Fadeexad horleh oo fursado shaqo lagu musuqmaasuqay oo dul hoganaysa wasaaradda Xanaanada xoolaha

Waxa sharciga shaqaalaysiinta dawladu dhigayaa in fursadaha shaqo ee ka banaanada wasaaraddaha ama hay’adaha dawlada lagu baahiyo (lagu xayaysiiyo) warbaahinta maxaliga ah si ay...

Taliska Booliska oo ka hadlay Askari Badhtamaha Hargeysa ku toogtay laba Askari iyo laba Qof oo Shacab ah

Hargeysa (SLpost)- Askari ka tirsan Booliska Somaliland, ayaa Rasaas uu riday ay ku dhaawacmeen Afar qof oo laba shacab yihiin iyo laba Askari, sida...

“Waa ayaan-darro haddaad tidhaahdo dawladda (Somaliland) Al-shabaab ayay la shaqeysaa, iska celi intaada, annagu dalkayaga waannu difaacnay, cadow dhow iyo mid shishaba waannu iska...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wefti uu hoggaaminayey oo dhowrkii Maalmood ee u dambeeyay safar shaqo ugu maqnaa...

Xafiisyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee Maamul-goboleedka Puntland oo Ciidamo iyo gaadiidka dagaalka lagu ilaalinayo

Garowe (SLpost)- Xafiiska Hay’adda Qaramada Midoobay ku leedahay magaalada Garoowe ee maamul-goboleedka Puntland, ayaa amaankeeda si weyn loo adkeeyey, waxaana nawaaxiga xarunta lagu arkay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img