Monthly Archives: June, 2014

spot_imgspot_img

Muusaa Tanaasulay! Kii lagu Tanaado een Tab iyo Xeeli daba ool!!

Hambalyo Muj. Muuse Biixi Cabdi Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, waxaan si kal iyo laab ah ugu soo hambalyeynayaa Talada Toosan ee uu Rabbi garan siiyey...

OGEYSIIS: Guddiga Qaban-qaabada Shirka Subeer Awal ee UK

Guddida Qaban-qaabada Shirka Subeer Awal ee ka dhacaya UK, gaar ahaan London, kuna beegnaa Maalinta Axadda 22 June, 2014, waxaynaha xubnaha Beesha ku war-gelinayaan...

Qaylo-dhaan ka soo yeedhay Mulkiilaha Gaadhi Saddex todobaad Ku Xanniban Dawga Sheekh oo Gurmad la’aan tirsanaya

Berbera (SLpost)- Mulkiilaha Gaadhi noociisu yahay kuwa Xammuulka ee loo yqaano Candho-meydlaha oo saddex todbaad ku xanniban ku xanniban Dawga Buurta Sheekh oo uu...

Hooyo Ma Layga Garanayaa? – W/Q: Khadar Cabdi Xasan(Gureyte)

Waa goor galabnimo ah, asxaabta madashani kulmisey, waa kuwo baadi goob isugu jirey, sidii ay mar uun kulan noocan oo kala ah ay gondaha...

Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay Diiwaangelin Maanta ka bilaabantay Degmooyin ka tirsan Gobollada Maroodijeex iyo Awdal

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa shaaciyey inay maanta oo Sabti ah ka bilaabeen magaalooyinka Hargeysa iyo Baki diiwaan-gelin tijaabo u ah diiwaangelinta...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare oo ay maanta u fadhiisteen tiradii ugu badnayd

Hargeysa (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo kuwa Sare, ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay dhammaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland. Ku dhawaad...

“Spain oo Koobka haysatay waa laga saaray saaxadda, way ka laablaabatay, England oo Ciyaarahaba aasaastay way ka laalaabatay…Markii KULMIYE…”

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u shaaciyey inuu hankiisii Musharraxnimada jagada Madaxweyne-nimo ee Xisbigaas...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img