Monthly Archives: June, 2014

spot_imgspot_img

“Goorma ayuu Sawirkeygu Xaaraan Noqday, Sawirka Siilaanyo-na Xalaasha Noqday?”– GUDDOOMIYE MUUSE BIIXI – Daawo

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horeysay ka hadlay khilaafka ka dhex-aloosan xisbigiisa, falal amni-darro ah oo maalmihii u...

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga ka jaray Mashruuc Koronto lagaga Dhalinayo Tamarta Hawada oo Hargeysa ka hirgeliyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Silaany, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashruuc Tamarta Hawada laga dhalinayo Koronto ay hesho qaybo ka mid...

Khasaaraha Dab maanta ka Kacay Kaalin Shidaal oo ku taala magaalada Laascaanood (DAAWO)

Laascaanood (SLpost)- Dab khasaare badan ka dhashay, ayaa maanta ka kacay mid ka mid ah Kaalmaha Shidaalka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Dabkan oo...

‘The freedom of speech in Somaliland is about to collapse’ – SOLJA

Since 27/7/2010, when the former President H.E. DahirRayale transferred power to H.E. Ahmed Mohamed Silanyo, , the current administration has been assaulting press freedom...

Garabka Kulmiye ee Madaxtooyada oo Kulan Qado-sharaf ah oo ay isku muujinayeen ku Qabsaday Hotel Ambasaddor (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- In ka Badan 250 Xubnood oo ka tirsan Golaha Dhexe iyo Xubnaha Fulinta Kulmiye ee Garabka Madaxtooyada taabacsan, ayaa maanta Kulan Qado-sharaf...

Guddoomiyaha Kulmiye oo Jawaab ka Bixiyey Go’aan shalay ka soo baxay Guddiga Diiwaangelinta oo uu uga Digay inay Ku Dhex-milan Khilaafka Xisbiga Kala-Qaybiyey

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ayaa jawaab ka bixiyey go’aan shalay ka soo baxay Guddiga Diiwaangelinta iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka, waxaanu ugu baaqay inaanay...

Filashada Shirka Madaxtooyadu go’aamisay, Fashilaadda Guurtida, Firdhinita Siilaanyo Iyo Fejaca Bulshada! – WARBIXIN

DIYAARINTII Cabdifataax I. Mursal, mrmursal@gmail.com Hargeysa (SLpost)- Garabka Xisbiga KULMIYE ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Axmed-Siilaanyo, ayaa caawa Shir ay Madaxtooyada ku yeesheen ku go’aansaday...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img