HomeGuddoomiyaha Garabka Haweenka ee UCID oo maanta Xabsiga loo taxaabay iyo Masuuliyiinta...

Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee UCID oo maanta Xabsiga loo taxaabay iyo Masuuliyiinta Xisbiga oo ka hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa si adag u cambaareeyey xadhig Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo maanta Xabsiga ugu taxaabtay Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Xisbigaas Marwo Xaliimo Cismaan Raage oo maanta laga qabtay iyada oo ku sugan Meherad ay ku leedahay Suuqa Waaheen ee badhtamaha Hargeysa.

Xaliimo Cismaan RaageIlaa immikana lama Oga Sababta ka dambaysa xadhiggeeda, haseyeeshee Xaliimo Cismaan Raage, ayaa ka mid ah xubnaha ugu fir-fircoon Xisbiga UCID ee inta badan dhaliila nidaamka maamul ee Xukuumadda Xisbiga Kulmiye

Ciidamo boolis ah oo uu soo diray Taliyaha Saldhigga Dhexe ee magaalada Hargeysa, ayaa la sheegay inay ugu tageen meheraddeeda isla markaana ay khasab ugu kaxeeyeen Saldhigga,

muj yusuf foosto iyo Xoghaye YuusufXoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Yuusuf Keyse Cabdilaahi iyo Mujaahid Yuusuf Xasan Liibaan (Yusuf Foosto) oo ka tirsan Xisbiga, ayaa si adag u cambareeyey xadhigga lagula kacay Guddoomiye Xaliimo Cismaan, iyaga oo sheegay in Taliyaha Saldhigga Dhexe u xaqiijiyey in Amarka lagu xidhay Marwo Xaliimo Cismaan Raage uu kaga yimi madaxda ka sarreysa, isla markaana aanu wax ka war ah ka haynin sababta Xadhiggeeda, taas oo iftiimisay inay Xukuumadda Dhexe ka dambayso Xadhigga lagula kacay Xaliimo Cismaan Raage.

DHEGAYSO HADALKA MASUULIYIINTA UCID

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories