Monthly Archives: June, 2014

spot_imgspot_img

Caleemo-saarka Suldaan Cali Cabdi Xasan-Roodhiile oo ka dhacay magaalada Diridhaba (DAAWO SAWIRRO)

Diridhaba (SLpost)- Suldaan Cali Cabdi Xasan-Roodhiile, ayaa todobaadkii hore loo caleemo-saaray Suldaanka Beelaha Reer Sheekh Isaxaaq ee ku dhaqan Magaalada Diridhaba ee Dalka Ethiopia. Munaasibadda...

“Cali Khaliif Waa Oday Maraykan ah, Waa 80-jir, Waa Markii Saddexaad ee uu dadkii u lugoynayo..” – Wasiir Cali Sandule (DHEGAYSO)

Hargeysa (SLpost)- Wasiirul-dawlaha Nabadeynta iyo Horumarinta gobollada Bariga Somaliland Cali Xasan Axmed (Cali-Sandulle), ayaa sheegay in aanay Xukuumadda Somaliland mar dambe u dul-qaadanayn Isku-dirka...

“Xisbiga UCID waxaa uu Wasaarada Duulista Iyo Hawada ugu baaqayaa Inay si Deg-deg ah u Caddeyso Shirkadda la Tahriibinayo ee…”

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland ku eedeeyey inuu Heshiis la galay shirkad musalaftay oo laga leeyahay...

Xulka Holland oo Afar sanno ka dib Si Fool Xun Uga Aar-goostay Xulka Spain

Xulka qaranka Holland ayaa ka aar gutay dhigooda Spain dibna u xasuustay ciyaartii Finalka Koobka aduunka ee 2010, kuna xasuuqay Spain 5-1 , ciyaartii...

Qaybo ka Mid ah Badweynta Taariikh-nololeedkii Saaxiibkeen MM. Kastan – DIYAARE: Cabdirashiid Cali Sheekh – Qaybta 1aad

Inaalillaahi wa inaa Illeyhu Raajucuun. Geeridu waa xaq, waana mid Ilaahay (SWT) ugu ballanqaaday in noole kasta oo adduunka guudkiisa ku uumman uu dhadhamin...

Wararkii u dambeeyey Dagaal khasaare baaxad leh Sababay oo Dhexmaray Ciidanka Qaranka iyo Malleeshiyaadka Kooxda Khaatumo

Taleex (SLpost)- Dagaal xooggan oo laysu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, isla markaana sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh, ayaa maanta gelinkii dambe Ciidanka...

Shalay cod la duubay ayaa lagu dirayay, maantana Hawada ayaa la isu soo marinayaa – W/Q: Xasan Axmed Abokor

Ganacsiyada qaarkood baa qofka leh uun aan faa’iido u lahayn ee qofka macmiilka ah ee waxii uu u baahnaa ka helayna ay faa’iido u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img