Home“Cali Khaliif Waa Oday Maraykan ah, Waa 80-jir, Waa Markii Saddexaad ee...

“Cali Khaliif Waa Oday Maraykan ah, Waa 80-jir, Waa Markii Saddexaad ee uu dadkii u lugoynayo..” – Wasiir Cali Sandule (DHEGAYSO)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirul-dawlaha Nabadeynta iyo Horumarinta gobollada Bariga Somaliland Cali Xasan Axmed (Cali-Sandulle), ayaa sheegay in aanay Xukuumadda Somaliland mar dambe u dul-qaadanayn Isku-dirka iyo Hubka ay Kooxda Khaatumo isugu dhiibtay Shacabka ku dhaqan deegaannada gobolka Sool, gaar ahaan degmada Taleex oo dhowaan ay ku dagaalameen laba beelood oo deegaankaas wada-dega.

SANDULEWasiirku waxa uu sheegay inaanay mar dambe dhici doonin in Kooxda Khaatumo ee Cali Khaliif Odayga u yahay aanay mar dambe luggooyo u geysan doonin shacabka gobollada Sool iyo Buuhoodle, isaga oo sababta ciidamadu u galeen degmada Taleex ku micneeyey mid loogu gurmanayo shacabka ku dhaqan degmadaas oo todobaadkii uu ka furmay shir aanay dadka ku dhaqan gobolkaasi u wada-dhamayn oo khilaaf keenay isku-dhac laba beelood ka dhashay, balse shirkaas la hakiyey markii ay Ciidamada Qaranku galeen degmadaas isla markaana ay baxsadeen raggii abaabulayey Shirkaas.

HALKAN KA DHEGAYSO

SOMALILANDPOST.NET

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories