Monthly Archives: June, 2014

spot_imgspot_img

MEHER WACAN: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, Guryeynta iyo Gaadiidka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed Iyo Marwadiisa Khadra Ismaaciil Ibraahin

Wasiirrada Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir Ku-xigeenka Wasaaraddaad Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, Wasiirka Caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid, Wasiirka Duulista...

Oday-dhaqameedka iyo Bulshada Degmada Taleex oo Geel Sooryo ah ugu Deeqay Ciidanka Qaranka (DAAWO)

TALEEX (SLpost)- Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugan degmada Taleex ee gobolka Sool, ayaa kulamo kala duwan oo ammaanka lagu xoojinayo la qaatay...

Xisbiga WADDANI oo soo Bandhigay Farqi weyn oo u Dhexeeya Heshiisyada Kheyraad Caalamiga ah iyo ka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Khayraadeka dabiiciga ah ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa soo saaray Warbixin ay isku barbar-dhigayaan noocyada Heshiisyada ku saabsan noocyada...

Guddoomiyaha Wargeyska HAATUF, Yuusuf Cabdi Gaboobe, oo mar kale Xabsiga loo Taxaabay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf, Yuusuf Cabdi Gaboobe, ayaa mar kale maanta xabsiga loo taxaabay abaaro 11:30 duhurnimo, kadib markii ay maxkamadda gobolka Hargeysa...

Somaliland iyo Djibouti: Xuduud xidhan iyo Xidhiidh sokeeye laba aan is-qaban – Warbixin

Dawladda Djibouti ma yiqiinsan doontaa inay Somaliland 23 sannadood u ahayd Albaab kaga dayrin Dagaalada ka socda Geeska Afrika? Dadka reer Somaliland waxay dareemeen in...

KAAF iyo KALA-DHEERI: Koobka Adduunka oo Bara-kiciyey Qoysas Badan oo Shacabka Brazil ah iyo Xaddiga Lacagta lagu Kharash-gareeyo Dhismaha Garoomada

Sao Paulo (SLpost)-Marti-gelinta Tartanka Koobka Adduunka ee sannadkan 2014 iyo Kharashka ku baxay dhismeyaasha Garoomada Kubadda Cagta,  ayaa saamayn taban ku yeeshay Nolosha Qoysas...

Somaliland iyo Itoobiya oo Iska Kaashanaya Mashruuc ay Qayb ka yihin oo laga Fulinayo Geeska Afrika

Tog-Wajaale (SLpost)- Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya, ayaa iska kaashanaya Mashruuc ay ku midaysan yihiin Waddamada Geeska Afrika iyo kuwa Bariga Afrika Qaarkood, kaas oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img