HomeCaleemo-saarka Suldaan Cali Cabdi Xasan-Roodhiile oo ka dhacay magaalada Diridhaba (DAAWO SAWIRRO)

Caleemo-saarka Suldaan Cali Cabdi Xasan-Roodhiile oo ka dhacay magaalada Diridhaba (DAAWO SAWIRRO)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Diridhaba (SLpost)- Suldaan Cali Cabdi Xasan-Roodhiile, ayaa todobaadkii hore loo caleemo-saaray Suldaanka Beelaha Reer Sheekh Isaxaaq ee ku dhaqan Magaalada Diridhaba ee Dalka Ethiopia.

caleesoaarka (6)Munaasibadda caleemo-saarka Suldaanka oo 7-dii Bishan ku qabsoontay Beer weyn oo layidhaa Millennium Park iyo Hotelka Triangle ee badhtamaha magaalada Diridhaba, ayaa waxa ka soo qayb-galay Salaadiinta iyo Ugaasyada qoomiyadaha iyo Qabaa’ilka ku nool magaalada Diridhaba iyo nawaaxigeeda, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Suldaanka Qoomiyadda Oromiya, Suldaanka qoomiyadda Adarida, iyo suldaanada Qoomiyada Soomaalida sida suldaanka Sheekhaash-ta, suldaanka Madigaan, Suldaanka Gurguraha iyo wufuud kale oo ka socotay Beesha Ciise, Qoomiyadaha Tigree, Amxaaro iyo shucuubta koonfurta itoobiya (dhabuub).

caleesoaarka (4)Goobta Xafladan oo ka dhacday oo ahayd mid si fiican loo soo agaasimay, waxaa lagu soo bandhigay waxyaalo badan oo Hiddo iyo dhaqan u ah caleemo-saarka suldaanada qoomiyaha kala duwan ee Itoobiya.

Waxa munaasibadda hadallo kooban oo ka jeediyey madax-dhaqameedka qoomiyaha lagu marti-qaaday kuwaas oo mid walba luqaddooda u gaarka ah kaga khudbadeeyo madasha lagu caleemo saaray Suldaanka beesha reer Sheekh Isaxaaq ee Diridhaba, kuwaas oo dhammaantood ku dheeraaday masuuliyadda uu leeyahay xilka Saldannada iyo waajibaadka looga baahan yahay qofka dusha u rita, waxaanay halkaas uga duceeyeen in Illaahay xilka u fududeeyo Suldaanka Cusub ee Beel-weynta ku abtirsata Reer Sheekh Isaxaaq.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories