HomeWararkii u dambeeyey Dagaal khasaare baaxad leh Sababay oo Dhexmaray Ciidanka Qaranka...

Wararkii u dambeeyey Dagaal khasaare baaxad leh Sababay oo Dhexmaray Ciidanka Qaranka iyo Malleeshiyaadka Kooxda Khaatumo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Taleex (SLpost)- Dagaal xooggan oo laysu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, isla markaana sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh, ayaa maanta gelinkii dambe Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyaadka kooxda la baxday Khaatumo ku dhexmaray deegaanka Saax-dheer ee gobolka Sool, gaar ahaan meel u dhow Xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya.

ciidanDagaalkan ayaa ka dhashay ka dib markii ciidamada Somaliland oo ku daba-jira malleeshiyaad uu wato Cali Khaliif Galaydh oo shalay ka baxay magaalada Taleex, kuwaas oo isku urursanayey deegaanka Saax-dheer halkaas oo malleeshiyaad hubaysani jid-gooyo ugu galeen ciidanka.

Ilaa immika lama oga khasaaraha dhabta ee dagaalkan ka dhashay, haseyeeshee wararka aanu helayno ayaa sheegaya inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac-ba oo labada dhinac kala gaadhay iyo gaadiid tikniko ah oo laga qabsaday maleeshiyada Khaatuumo, halka la sheegay in ciidanka Somaliland laga gubay hal gaadhi oo tikniko ah.

Warar deegaankaas laga helayo, ayaa sheegaya in dagaalku joogsaday Fiidnimadii Caawa, ilaa immikana ma jirto Cid uga hadashay Ciidanka Qaranka Somaliland iyo dhinaca Kooxda Khaatumo.

LA SOCO WIXII KA SOO KORDHA……..

 

SOMALILANDPOST.NET

Laascaanood, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories