Majaro-habawgan Siilaanyo ee Mashruucan Weji-Ku-Macaashka ahi Wuxuu La Mid Yahay Kii Soo Maray Guuleed Dhoola-yare ee Burco Ka Dhacay 1948-kii – W/Q: Cabdirisaaq Suudi
Mashruuca ugu weyn ee maal mahan u danbeeyey warbaahinta haystay wuxuu ahaa mashruuc Weji ku-macaash ah, oo lagu soo ururinaayo odayaal cid ay metelaan...
“Awowgaybaa Sameeyey Xuduudka Somaliland…Kuwiina Cuqdadda Qaba…” – Xildbibaan Saleebaan Cali Koore
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka hadlay Xaaladda Ammaan ee degmada Taleex ee gobolka Sool...
Dhegayso: Baraamijka Todobaadka ee Daneeyaha Danta Dadweynaha ee ka baxa Radio Hirad
Halkan ka dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad waa Idaacad ku hadasha...
SICIID SULUB: “Kulmiye maah-maahdii baa haysata ahayd; KULMIYE kala raw, Adna iska raw, Dadkana ka raw”
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee Xukuumaddii UDUB Siciid Sulub Maxamed, ayaa sheegay in dul-qaayaraan lagu yaqaanay Kulmiye wakhtigii uu mucaaradka...
Xulka Brazil Oo Furitaankii Koobka Adduunka 2014 Guul Ku Aftaxday
Ciyaartii furitaanka koobka aduunka 2014 ee lagu qabanayo wadanka Brasil, waxaa lagu furay labada dal ee isku guruubka ah ee Brazil oo marti-galinaysa koobka...
Woqooyiga Dalka Ciraaq oo Gacanta u galay Xoogagga Islaamiga ah ee ISIL oo Kaabiga u Saaran Caasimadda Baqdaad (SAWIRRO)
Kirkuk (SLpost)- Xoogagga Islaamiga ah ee Dagaalka ka wada dalka Ciraaq oo maalmihii u dambeeyey la wareegay gacan-ku-haynta magaalooyin waaweyn ee dalkaas, ayaa kaabiga...
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo bogaadiyey Shirka AF-GARAD 3 ee ka socda Degmada Baligudbadle
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa bogaadiyey Shirka AFGARAD 3 ee ka socda degmada Baligubadle. Guddoomiyaha Xisbiga KUlmiye,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

