Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

DJIBOUTI: Tirada Dhimashada iyo Dhaawac ka dhashay Laba Qarax oo Caawa Gil-gilay Badhtamaha magaalada Jabuuti

Djibouti (SLpost)- Badhtamaha magaalada Jabuuti, gaar ahaan mid ka mid ah suuqyada ugu mashquulka badan ee caasimadda dalkaas, waxa caawa ka dhacay laba qarax...

Madaxweynaha Somaliand oo Xil-ka-qaadis Aar-goosi u muuqata ku sameeyey Wasiirkii Ganacsiga iyo Maal-gashi iyo Sababaha soo Dedejiyey Xilligan

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa qaab aar-goosi afkaareed u muuqday xilka kaga qaaday Wasiirkii Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga...

Shir-guddoonka Shirweynihii KULMIYE oo ka dareen-celiyey Jawaab hoggaanka Xisbigu ka bixiyey Liisaska Golaha Dhexe iyo Fulinta ee ay soo saareen

Hargeysa (SLpost)- Xubno ka tirsan Guddigii Shir-guddoonka Shirweynihii saddexaad ee Xisbiga KULMIYE, ayaa gaashaanka ku dhuftay eedaymo ay Hoggaanka Xisbigaasi Jimcihii u jeediyeen, kuwaasoo...

Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii ka Qaaday Wasiirkii Ganacsiga Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Ganacsiga iyo Maal-gashiga Caalamiga ah Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar,...

Libin-Gaasire Guuli ka dheer, Cid kalena Guusha uma oggola!!

Waxaynu beryahan dambe war-baahinta ka maqlaynay ama aynu ka arkaynay haddallo xiqdi, xad-gudub iyo deelqaafba ah oo M/weynaha Qaranka, Qoyskiisa iyo Xukuumaddiisaba lagu weerarayey....

“Shaley Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Guddoomiye ahaa isagaa magacaabayay Guddida Fulinta, maantana Muuse Biixi ayaa ah, isaga ayaana magacaabaya,” – Maxamed Kaahin

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay waxa uu sheegay in Shirci ahaan cidda keliya ee awood u leh...

DHEGAYSO: Hoggaanka Xisbiga KULMIYE oo Sharci-darro iyo Been-abuur ku tilmaamay Go’aan ay Shaaciyeen Shir-guddoonkii Shirweynaha 3aad ee Xisbiga

Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa gaashaanka ku dhuftay oo qaaddacay sharcinnimada Liisaska Magacyada iyo tirada xubnaha Golaha dhexe iyo Guddiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img