Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL Oo Hargeysa Ka Raadinaya Nin Somali ah oo Boqolaal Kun oo Dollar ka Dhacay Dalka Sudan

Hargeysa (SLpost) Ciidaamada booliska caalamiga ah ee INTERPOL, ayaa magaalada Hargeysa ka baadi doonaya nin Soomaali ah oo sida la sheegay lacag qaddarkeedu dhanyahay...

DAAWO Waraysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Jilayaasha Caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan

Hargeysa (SLpost)- Halka Daawo Waraysi Xiiso badan oo Telefishanka Caalamiga ah ee HCTV magaalada London kula yeeshay Jilayaasha dhulka Soomaalida Caanka ka noqday ee...

Muuse Biixi Muxuu ka yidhi Inuu uga Tanaasulo Madaxweyne Siilaanyo Murashaxnimada Xisbiga KUlmiye?

Hargeysa (SLpost)- Guddomiyaha Xisbiga Talada dalka haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horreysay tan iyo markii uu shaaciyey inuu u taagan...

Hoggaanka Xisbiga Kulmiye oo Sharci-darro been-abuur ah ku tilmaamay Liiska Xubnaha Golaha Dhexe iyo Guddiga Fulinta ee la shaaciyey

Hargeysa (SLpost)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiye ku-xigeenkiisa Maxamed Kaaahin Axmed, ayaa qaaddacay go’aanka ka soo baxay Shir-guddoonkii Shirweynaha saddexaad ee Xisbigaas...

Dhegayso: Baraamijka Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad iyo Qodobbo Xiiso leh

Halkan ka dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad waa Idaacad ku hadasha...

Halbeegyadda Sababi Kara Burburin Dowladnimo – W/Q Fouad Abdisalam

Bulshada kala duwan ee ku nool daafaha dunidda wey kala duwan yihiin habka iyo hanaanka ay u maraan dhisida xukuumadda ama maamul ka turjuma...

DHEGAYSO Go’aamada Shir-guddoonka Shirweynaha Kulmiye ku shaaciyey Liiska Golaha Dhexe oo bannaanka soo dhigay inay Madaxtooyadu Af-duubtay Xulashada Xubnaha Golaha Dhexe

Hargeysa (SLpost)- Shir-guddoonkii Shirweynaha Saddexaad ee Xisbiga Kulmiye oo muddooyinkii u dambeeyey ku hawlana xulista Liiska ergooyinka Shirweynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga oo aan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img