Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Caawa ku dhawaaqay Guddiga Fulinta ee Xisbigaas (Akhriso liiska)

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa caawa magacaabay Xubnaha Guddiga fulinta ee xisbigaas oo ka kooban 36 xubnood, sida lagu...

Dawladda Jabuuti oo faahfaahisey Khasaaraha Qaraxyo Xalay gil-gilay Caasimadda dalkaas iyo Madaxweyne Geelle oo kulan deg-deg ah isugu yeedhay Golaha Nabad-gelyada

Djibouti (SLpost)- Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa ka hadashay khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Qaraxyo xalay fiidnimadii gil-gilay xarunta dalkaas ee Jabuuti, waxaanay sheegtay...

WAR-SAXAAFADEED: Soo Af-Jaridda Qaadhaankii Dawga-Cad iyo Hay`adda EAD UK oo guddoonsiinaysa deeq lacaga Guddida Dawga-Cad

Waxaa farxad weyn noo ah dhammaantayo in aan maanta oo bishau tahay 24-kii May 2014 soo af-jarayno qaadhaankii Dawga-cad ee Hay`adda EAD UK. Qaadhaankan oo...

Maxay Reer Gabiiley Ku Mutaysteen in M-weyne Siilaanyo sidaa ugula dhaqmo? – W/Q: Yuusuf Cali Maxamed

Sida laga warqabo dadka ku nool degmada Gabiiley saamayn weyn ayeey ku leeyihiin loolanka siyaasada marka hogaanka dalka loo tartamayo. Waxa la yidhaahdaa Murashaxa...

Xildhibaan Horseed ka ahaa tallaabadii Aqoonsiga Golaha Deegaanka Sheffiled oo lumiyey Kursigiisii iyo Jaaliyaddii u Codeyn lahayd oo Hargeysa iska Tax-taxaashaysa

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Mohammed Maroof oo xibsiga Labour-ka ee ugu jiray golaha deegaanka magaalada Sheffield, isla markaana hormood ka ahaa mooshinkii golahaasi ku ayidey...

Maxamed Kaahin oo ka deyriyey Burbur ku-yimaadda Kulmiye, sheegayna isku-dayo xukuumaddu xadhig kula raadinayso isaga iyo Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka war-bixiyey tallaabada hoggaanka Xisbigu kaga jawaab-celinayo go’aanka ay xukuumaddu dabada ka...

Real Madrid oo Markii 10aad Hanatay Horyaalka Qaaradda Yurub ‘Champions League’ (SAWIRRO)

Kooxda Real Madrid ayaa hanatay horyaalka qaarada Yurub ee Champions Laegue kadib markii ay ku durdurisay kooxda ay isku magaalada Yihiin ee Atletico Madrid...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img