Guddoomiyihii iyo Tifaftirihii Haatuf oo xabsiga loo taxaabay; “Wasiirka Arrimiha Guduhu wuxuu yidhi Awoodda Anigaa leh” – DAAWO
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, ayaa maanta xadhig Rumaan ah oo muddo 45 maalmood ah lagu jaan-gooyey ku xukuntay Guddoomiyihii iyo Tifaftirihii Wargeyska Xayiradda...
Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha oo ka hadlay Kooxo u baxay Xakamaynta Ayax ku habsaday Deegaano ka mid ah Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Beeraha Somaliland Prof Faarax Cilmi Geedoole, ayaa tafaasiil ka bixiyey dedaallo ay ku tacaalayaan xakamaynta Ayax ku habsaday deegaamo ka...
Siyaasi Soomaaliya u metelayey Wadahadalkii ugu dambeeyey ee Somaliland ku dhex-mara Turkiga oo ka soo dhex-mudhay Madax-dhaqameedka Hargeysa yimi
Hargeysa (SLpost)- Mid ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliya, isla markaana xubin ka ahaa Ergadii dawladda Federaalka Soomaaliya u metelayey wada-hadallada u dhexeeya Somaliland, kana...
DAAWO: Masuuliyiinta Sar-sare ee Xisbiga UCID oo munaasibad laysku Arkay lagu qaabilay iyo Nuxurka Khudbado dhaliilo xambaarsan oo ay ku dureen Xukuumadda Xisbiga Kulmiye
London (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, Guddoomiye Ku-xigeenka 3-aad ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray) iyo Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbigaas Aqoonyahan...
DAAWO Full Video: Gar-naqsigii Xisbiga UCID, Badheedhihii Odayaasha Muqdisho iyo Jewigii Madasha Kulanka Sooryada ah
Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID iyo Salaaddiinta Somaliland, ayaa kulammo kala duwan la yeeshay Madax-Dhaqameed ka socda dalka Soomaaliya...
Ciidamada Ammaanka Malaysia oo Gacanta ku dhigay Soomaali lala xidhiidhiyey Kooxda Shabaab
Kuala Lumpur (SLpost)- Ciidamada Ammaanka Dalka Malaysia, ayaa gacanta ku dhigay nin Soomaali ah oo la sheegay inuu xidhiidh la leeyahay Kooxda Al-Shabaab ee...
MAAMUL WANAAG (Good Governace) – W/Q: Abdifataax Bashiir
Maamul wanaaggu wuxuu yeelan karaa qaybo badan sida mid shaqsiyeed oo reer qura ku kooban ama mid wadareed sida maamulidda bulshoweyn leh deegaan iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

