HomeCiidamada Ammaanka Malaysia oo Gacanta ku dhigay Soomaali lala xidhiidhiyey Kooxda...

Ciidamada Ammaanka Malaysia oo Gacanta ku dhigay Soomaali lala xidhiidhiyey Kooxda Shabaab

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Kuala Lumpur (SLpost)- Ciidamada Ammaanka Dalka Malaysia, ayaa gacanta ku dhigay nin Soomaali ah oo la sheegay inuu xidhiidh la leeyahay Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta, kaas oo dalkaas ku galay inuu yahay arday Dalxiis ah.

ACiidamada Booliska magaalada Caasimadda ah ee Kuala Lumbur, ayaa sheegay inay guul ka gaadheen qabashada nin Soomaali ah oo da’diisu lagu qiyaasay 34-jir, kaas oo booliiska Adduunka (Interpol) baadi-goobkiisaku duba-jireen iyada oo loo haysto dembiyo la xidhiidha argagixisada.

Waaxda ciidamada booliska ee la-dagaalanka Argagixisada ee Bukit Aman, ayaa la sheegay inay ku daba-jiraan Lix xubnood oo lagu xidhiidhiyey inay ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo la tuhunsan yahay inay dalkaas gaadheen.

“Waxa la filayaa in la dhowaan la qab-qabto xubno kale. Booliisku degdeg ayey u hawlgelayaan ka hor intaan kooxdan argagxisadu fadhiisimo ku yeelan dalka,” sidaa waxa yidhi afhayeen u hadlay ciidanka Booliska dalka Malaysia.

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dalka Malaysia Datuk Seri Mohd Bakri Zinin, ayaa sheegay in ninka shalay ay qabteen, la rumaysan yahay inuu xidhiidh la leeyahay Kooxda Al-Shabaab.

“Waxa hore loogu eedeeyey falal argagxiso oo ka dhacay Bariga Afrika, waxaanu ku jiray liiska magacyada Interpol raadinaysay,” ayuu yidhi Taliye ku-xigeenka booliska Malaysia.

“Waxaanu baadhaynaa hawlaha uu ka qabanayey Malaysia si aan u ogaano hadday jiraan xubno kale oo Shabaab ah oo isku qarinaya dalka ama qorsheynaya hawlgalo halis ku ah amaanka,” sidaas waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay baxay booliiska.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories