HomeGuddoomiyihii iyo Tifaftirihii Haatuf oo xabsiga loo taxaabay; “Wasiirka Arrimiha Guduhu wuxuu...

Guddoomiyihii iyo Tifaftirihii Haatuf oo xabsiga loo taxaabay; “Wasiirka Arrimiha Guduhu wuxuu yidhi Awoodda Anigaa leh” – DAAWO

Date:

Related stories

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, ayaa maanta xadhig Rumaan ah oo muddo 45 maalmood ah lagu jaan-gooyey ku xukuntay Guddoomiyihii iyo Tifaftirihii Wargeyska Xayiradda la saaray ee Haatuf, ka dib markii ay maanta hor-tageen maxkamadda.

xukunkaGuddoomiyaha Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifaftiraha Axmed Cali Cige, ayaa maanta hor-tagay Maxkamadda gobolka Maroodijeex oo dacwad masuuliyiin Xukuumadda ka tirsan ka gudbiyeen Wargeyska Haatuf oo muddo saddex todobaad ah xayiran, ka dib markii xukuumaddu al-abaabaada isu-laabtay badhtamihii bishii hore ee April.

Wargeyska ayaa warar musuq-maasuq la xidhiidha ka qoray wasiirro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo kuwaas oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Macdanta iyo Biyaha.

Garyaqaannada u doodayey masuuliyiinta Haatuf iyo Xarunta Xuquuqal Iinsaanka ee magaalada Hargeysa, ayaa si adag u cambaareyey qaabka Maxkamadda gobolku maanta ula dhaqantay Guddoomiyaha iyo Tifaftiraha oo markiiba Ciidamada loogu talo-galay la-dagaalanka Argagixisadu ka qaadeen Xarunta Maxkamadda, ka dib markii garsooraha Dacwadda Qaadayey Amar ku bixiyey Xukunka Rumaanka ee labada masuul loo diray.

Garyaaqaannadu waxa ay sheegeen inaan haba-yaraatee loo ogolaan inay gar-naqsigooda ka dhiibtaan xarunta maxkamadda isla markaana si juujuub ah oo nidaamka garsoorka baalmarsan markiiba xukunka loo riday.

HALKAN KA DAAWO.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories