Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

Munaasibad Ballaadhan oo Haldoorka UCID lagu qaabilay oo ka Socota Magaalada London (DAAWO SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad si ballaadhan loo soo qaban0-qaabiyey oo ay goob-joog ka yihiin Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Murashaxa Madaxweynaha, guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga iyo...

Bannaan-bax lagaga Soo horjeedo Mastaafurinta Sharci-darrada ah ee Dadka Magan-gelyo-Doonka ah oo Dhacay magaalada Franfurt iyo Xog-warranka Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida (SAWIRRO)

Frankfurt (SLpost)- Mudaharaad ballaadhan oo lagaga soo horjeedo mastaafurinta sharci-darrada ah ee dadka magan-gelyo doonka eek u sugan dalka Jarmalka, ayaa maalintii Khamiistii ee...

Malaysia: Booliska oo qabtay Nin Soomaali oo la sheegay in uu ka tirsan yahay al-Shabaab

Malaysia (SLPOST) Booliska dalka Malaysia ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen nin Soomaali oo ay ku tilmaameen in uu ka tirsan yahay Ururka...

Masaari lagu tuhmay basaasnimo oo lagu qabtey gobalka gambeela ee Ethiopia

Ethiopia (SLPOST) Gobolka ee dalka Ethiopia Ismaamulka Gambeela ayaa sheegay in 3 qof oo Masaari ah oo lagu tuhmay   basaasnimo lagu qabtay goobo kamid ah...

Sisi oo codsi u diray Saxaafada Madaxabanaan Masar

Masar (SLPOST) Hogaamiyihii militariga Masar ee imika u taagan xilka Madaxweynaha Cabdifatax Al Sisi ayaa kulan khaas ah shalay (Khamiis) la yeeshay tafaftirayaasha Jaraa’idka...

Wejiga koowaad ee Dhismaha Jidka Ceerigaabo oo Maanta Si rasmi ah loo bilaabay (DAAWO Sawirro)

Hargeysa (SLpost)- Wejiga Koowaad ee Dhismaha Jidka Laamiga ah ee Isku-xidhaya  magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo oo dhowaan madaxweynaha Somaliland dhagax-dhigay, ayaa maanta si rasmi...

Kulmiye ma ka Bedbaadi Doonaa Duufaanada Siyaasadeed ee ku soo fool leh? Part.1

Dirqi iyo tu xun ayuu dhawaan ku qabsoomay Shirweynihii 3-aad ee Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, kaasoo marar badan dib ugu dhacay is-khilaaf...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img