“Muuse Biixi in Guddoomiye-nimada loo daayaa talo KULMIYE may ahayn, Guddi uu Saleebaan (Guddoomiyaha Guurtidu) hoggaaminayaa baa ka talisay oo Guddi reer ah.”
London (SLpost)- Guddoomiye Ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray), ayaa sheegay inuu Axmed-Siilaanyo gaashaankiisa iyo warankiisa ahaa kala badh cimrigiisa, isla...
Wasiirka Caafimaadka oo Mashaariic horumarineed u dhagax-dhigay Deegaanka Sool-joogto oo booqashadeeda laba sanno ugu dambaysay
Sool-joogto (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Axmed Ciise (Xagla-toosiye), ayaa mashaariic horumarineed oo lagu kobcinayo adeegyada bulshada u dhagax-dhigay shacabka deegaanka Sool-joogto...
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID oo si Qoto-dheer uga hadlay Farsamooyinka Musuq-maasuq ee ay ku kacaan masuuliyiinta Xukuumadda Siilaanyo
London (SLpost)- Musharraxa u taagan Jagada Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay in Musuqmaasuq iyo wax-is-daba-marin badheedh ay ku sifoobeen Masuuliyiin badan...
Ururrada aan Dawliga ahayn ee Somaliland oo Garnaqsi Dhako-faar ku abuuray u bandhigay Madax-dhaqameedka Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Ururrada aan dawliga ahayn ee Somaliland (SONSAF), ayaa si adag ula garnaqsaday wefti ka kooban madax-dhaqameed iyo odayaal reer Soomaaliya ah oo...
Maayarka Hargeysa oo dhagax-dhigay Waddo Isku-xidhaysa xaafadaha Daami iyo Goljanno, Biriij cusubna xadhigga ka jaray
Hargeysa (SLpost)- Maayarka Caasimadda Hargeysa, ayaa maanta labada munaasibadood oo kala duwan mid dhagaxa ku dhigay waddo cusub oo isku-xidhaysa Xaafadaha Goljanno iyo Daami,...
Faallo: Madaxwayne Siilaanyo iyo Gudoomiye Muuse Biixi iyamaa midba ka kale abaal ku leh?
Dadku markay jid dheer wada maraan safarkuna ku dheeraado waxay noqdaan kuwo isku abaal-gala inkastoo ay yartahay sida layskugu abaal-gudo Waxay ahayd 2002 markii...
Ururka Suxufiyiinta Madaxabanaan Ee SSJW Oo Si Kulul U Cambaareeyay Xadhiga Masuuliyiinta Haatuf, Kuna Tilmaamay Kali-Talisnimo Iyo Shirqool
Hargeysa (SLpost)- Ururka suxufiyiinta iyo qorayaasha madaxabanaan ee Somaliland SSJW ayaa cambaarayn kukul u jeediyay talaabada ay xukuumada Siilaanyo xabsiga ugu taxaabay maanta gudoomiyaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

