Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

Markale iyo Falanqaynta 26-ka Wasiir ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo (Wasiir Maxamuud Xaashi)

Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada: Waa wasiirkii 8aad ee soo mara tan iyo markii la aasaasay wasaaraddaas sannadihii dhowr iyo sagaashanaadkii....

Xisbiga UCID oo soo bandhigay Natiijooyin uga soo baxay Kulankii ay ku Qaabileen Oday-dhaqameedka Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa soo bandhigay nuxurka arrimo qarsoonaa oo ay sheegeen inay ku lammaan yihiin ujeeddada socdaalka odayaasha dhaqanka...

“Waxaanu Xukuumada ku wergalinayaa in aanay deegaanada Gogol-wanaag ilaa Hore-haadlay ka dhici doonin wax Diiwaan-gelin la yidhaahdo Sababahan soo socda awgeed…” – BAYAAN

Hargeysa (SLpost)- Beesha Bah-gobo (Sacad Muuse) oo ka mid ah Beelaha dega Deegaannada Woqooyiga-Galbeedka magaalada Hargeysa, ayaa qaaddacay inay deegaankooda ka qabsoonto Diiwaan-gelinta Madaniga...

Xadhiga Suxufiyiinta iyo Cabudhinta Xorriyatul Qawlku Waa Astaanta Kalidii Taliska – W/Q: Mohamed Abdikarim Omer

Sharcigan wadhatada ganaaxa , Wasiirkana gool u looga , Sharcigan kii galay abaalka La gawdhshee gebagebeeya , Sharcigan lagu guulwadeeyo Sharcigan nabadana u guuxa Wixii gubayana jideeya Gabaygii Gunaad, Abwaan xasan...

Masuul Ummadu Markhaati U Furtay, Abaalgudna Guddoonsiisay – W/Q: Xasan Raas

Xukuumadihii hore ee Somaliland soo maray iyo xukuumadda haatan joogtaba waxa ku yar wasiir bulshadu markhaati ka furto waxyaabaha uu hirgaliyay inta uu shaqada...

“Haddaan isleeyahay 23 sano sidaas ayay ahaanaysaa Somaliland, Siyaasad-ba maan galeen ee Carruurtaydaan iska dhaqan lahaa,” – Faysal Cali Waraabe

London (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in dawladnimadu tahay wax la wada leeyahay, isla markaana ay Somaliland meel fiican...

Wasiirka Madaxtooyada oo Kormeeray Dhismaha JIdka Oodweyne, Dhismayaal tiro-badanna u dhagax-dhigay Booliska Togdheer

Burco (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wefti uu hoggaaminayo, shalay kormeer ku tagay dhismaha jidka Burco/Oodweyne/Hargeysa oo lagu wado in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img