Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

Dalka Masar iyo Guddida FIBA Afrika oo Somaliland ka Tageeri Doona Kor-u-qaadista Xirfadaha Kubadda Kolayga

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Kolayga Somaliland Mr. Maxamuud Xasan Cabdillaahi (Qadax), ayaa sheegay in dalka Masar iyo Xidhiidhka Kubbadda Kolayga Afrika ee FIBA...

Shirqoolka ‘Milinium’-ka: Ma khiyaamo Qaran baa? Ma khilaaf dhexdeennaa? Mise Waa Khal-khalin?

Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 11aad Qosol been ah fool wada qayaxan, qiil aan garanaayo, Booraan afkii laga qafilay, qabarna hooseeyo, Qunsur oodan shabag laysu qubay, qoolad iyo xeelad, Qullaab...

Berbera: Shaqsiyaad Dhismayaal iyo Seesas ka bineeyey Dhul Dan guud ah iyo Guryo dawladdu lahayd oo Madaxweyne Siilaanyo Go’aan Adag ka soo saaray

Hargeysa (SLpost)- Dhulka danta guud iyo Guryaha dawladda ee ku yaalla magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil oo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxmaed Maxamuud (Siilaanyo)...

Baaqaygu waa Ha barooran Aakhiro! – Guuleed Madar (Q:1aad)

Waxa aynu dhamaanteen ku noolnahay nolol aan ka madhnayn dhibaatooyin,dhacdooyin la yaable , walbahaar ,duufaano jacayl sida ,farxad ,murugo badan marka aad waydo qof...

Madaxweyne Siilaanyo oo Xilka ka Qaaday Mid ka mid ah Masuuliyiinta Ugu Cimriga Dheeraa Xukuumaddiisa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xilka ka qaaday Agaasimihii Guud ee wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dr. Maxamed Axmed Maxamuud...

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Markii u horreysay Qirtay in la dayacay Mujaahidiinta u soo Halgantay Dalka iyo Qoysaskooda

Hargeysa (SLpost)- Wasiirro xukuumada madaxweyne Siilaanyo ka tirsan, ayaa qiray in la dayacay, lana duudsiyey xuquuqda ay qaranka ku leeyihiin mujaahidiinta u soo halgantay...

Maxkamadda gobolka Maroodijeex oo Dhaarisay xildhibaan Cusub oo ku biiray Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda gobolka Maroodijeex, ayaa maanta dhaarisay Siciid Xaaji Axmed Cali Faarax (Afqallooc) oo ka mid noqon doona mudaneyaasha golaha deegaanka Hargeysa. Xildhibaankan cusub...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img