Majirto maalin walba cadceed kuu soo baxda oon waligeed dhicin adoon murugoon,noloshaada oo dhan ma murugaad ku dhamaysan? bal maxaad la murugoonaysaa ?noloshaadu ma dheertahay si aad murugo uuguba dhamaysato? yaase kuu dammaanad qaadaya inaad noolaanayso waligaa si’aad murugada farxad uugu doorsato?murugadaadu qof dhintay ma soo noolaynaysaa?bes! ha murugoon.