Madaxweyne, Yaad Ku Wareejisay Liisankii Af-Xumada Ee Madaxweyne Daahir Rayaale Ku Siiyay?
Ereyadii Dhaxal-galka ee Hoggaamiye, Madaxweyne, Daahir Rayaale Kaahin... Nin dood, dulqaad, dirir iyo deeq leh ayuu ahaa.. Xukuumaddiisa waxa ku jiray wasiirro xul ah...
“Safarka wasiir Xagla-toosiye ee Buuhoodle waa mid taariikhda u galay oo uu facii kaga roonaaday” – Xildhibaan Caga-yare
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Ismaaciil Jaamac Xirsi (Cagayare) oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha deegaanka ee magaalada Hargeysa, ayaa safarka wasiirka Caafimaadka Somalilad Dr Saleebaan Ciise...
Qurbejoogga Reer Awdal ee Woqooyiga Maraykanka oo Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ku bogaadiyey siyaasaddooda hoggaamineed, ballan-qaadayna inay garab-taagan yihiin
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxweyne ku-xigeenkiisa Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay Aqoonyahanka...
OGEYSIIS: Jaaliyadda Somaliland Ee Wales
Waxa si sharaf iyo maamuus leh looga codsanayaa Jaaliyaadda Somaliland ee ku nool Walashka iyo nawaaxigeeda, in ay ka soo qayb galaan Shir balaadhan...
Qaabkee ayuu u dhacay Qaraxii Khasaaraha badan Geystay ee Maanta gil-gilay Baydhabo? (SAWIRRO)
Baydhabo (SLpost)- Ugu yaraan 13 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen, 25 kalena ku dhaawacmeen, Qarax ismiidaamin ah oo gelinkii dambe ee...
Xiddigaha Geeska iyo ku-talo-galkooda Bandhigga Xuska 18 May
Hargeysa (SLpost)- Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska, ayaa sannadkan qayb weyn ka qaadanaysa Dabaal-degga Xuska sannad-guurada 23aad ee Madaxbannaanida Somaliland ka go’day dalkii laysku odhan jiray...
Maayarka Degmada Southwark ee magaalada London oo si ballaadhan loogu dhaweeyey Hargeysa (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Maayirka Degmada Southwark oo ka mid ah magaalada London ee dalka Ingiriiska, Councillar Abdul Mohamed, ayaa safar ku yimi Somaliland maanta, isagoo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

