Masuuliyiinta Wakaaladda Wararka Ee Associated Press-Oo Ka Hadlaya Labada Wariye Ee Shalay Lagu Weeraray Afghanistan
New york (SLPOST) :- Mas’uuliyiinta Dalka Afghanistan Ayaa Sheegay In Askari Booliska Ka Tirsan Uu Toogtey Laba Dumar Ah Oo Weriyeyaal Ajnabi Ah, Oo Midi...
Baarlamaanka Jarmalka oo u codeeyay in ciidamo Gaadhaya 20-Askari iyo Khuburo Dhanka Milatariga ah loo diro S oomaaliya
Jarmalka(SLPOST)Baarlamaanka dalka Jarmalka ayaa shalay si rasami ah ugu codeeyey in tabobarayaal militari loo diri karayo Soomaaliya kadib markii hindise noocaasi ay horkeentey baarlamaanka...
Dadweynaha reer Afghanistan oo u dareeray Doorashada Madaxtinimada iyo Amaanka Oo Aad Loo Adkeeyay
Hargeysa(SLPOST)Waxaa maanta oo sabti ah dalka Afghanistan looga dareeray doorashada madaxtinimada ee dalkaas oo ay codkooda dhiibanayaan boqolaal kun oo dadweyne ah. Waa doorashadii u...
XOG-RASMI AH: Shirkaddii Shidaalka Ee Deegaanka Nabaad-guurisey Halkey Ku Dambeysey? Qalinkii :Liibaan Xaaji Fagadhe
HADAAN GUGII KUU KORDHAA GABOW MOOYEE KU TARIN GARAAD IYO WAAYO ARAG ILEYN WAX MA DHAANTID GEED ( Maansadii GURMAD ee Abwaan Gaariye). Qalinka qoraalkiisu ma istaago ilaa...
Mid ka mid ah Culimada Waaweyn ee dalka Kenya iyo Xaaskiisa oo Maxkamad la soo taagay iyo Dambiga loo haysto
Nairobi (SLpost)- Sheekh Xassan Xuseen Aadam oo ka mid ah Culimada Soomaalida ee dalka Kenya ku dhaqan ee lagu eedeeyo inay taageeraan Argagixisada Al-Shabaab,...
Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele oo ay Jaaliyadda dalkiisa ee Yurub si weyn ugu muddaharaadeen
Brussels(SLPOST):- Jaaliyadda reer Jabuuti ee ku dhaqan waddamada Yurub, ayaa ku muddaharaaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti iyo wefti dawladiisa ka tirsan oo magaalada Brussels ee...
Maxaabiis falal Budhcad-badeednimo ah u xukuneyd Oo Maanta Ka Baxsaday Jeelka Weyn Ee magaalada Boosaso
Puntland (SLPOST)- Waxaa maanta jeelka weyn ee magaalada Boosaso ee xarunta ganacsiga Maamul-goboleedka Puntland ka baxsaday laba maxbuus oo ka tirsan maxaabiista budhcad badeed...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

