Daawo Muuqaal Fadeexad ku ah Diinta Islaamka oo laga duubay Hargeysa
Halkan Hoose ka daawo Muuqaal Fadeexad, ceeb iyo sumcad-dilis ku ah Diinta Islaamka iyo dhaqankeenna Suubban, kaasoo laga duubay magaalada Hargeysa, isla markaana loogu...
Sannad-guuradii 33aad ee Aasaaskii SNM oo maanta ku beegan iyo Hambalyada Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta ku beegan Xuska sannad-guuradii 33aad ee ka soo wareegtay Aasaaska Ururka Dhaq-dhaqaaqa Dib-u-xoreynta Soomaaliyeed (SNM) ee Taliskii Siyaad Bare dib...
Baarlamaanka Ingiriiska oo ka hadlay Qaddiyadda Madax-bannaanida Somaliland iyo Go’aankii ka soo baxay Golaha Deegaanka Sheffield
London (SLpost)- Baarlamaanka Ingiriiska, ayaa shalay laga soo jeediyey in Xukuumadda dalkaasi kaalin weyn ka qaadato sidii ay beesha caalamka uga dhaadhicin lahayd aqoonsi...
“Saaxiibkay Boqor Raabi Waxaan Odhan Lahaa Waar Dadka Aan Ku Garaneyn Anagaa Kuu Gayne Noo Kaaley”Suldaan Maxamed Cabdiqaadir
Hargeysa(SLPOST) Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo maanta Warbaahinta ugu warmaayey Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabay...
Saamayn intee leeg ayuu Aqoonsiga Sheffield yeelan karaa?
Waxaan halkan Hambalyo iyo Bogaadin aan xad lahayn uga soo gudbinayaa dhammaan JAALIYADDA Jam. Somaliland ee ku dhaqan magaalada Sheffield, UK, taasoo aan ugu...
ASKARIGII SHIRKADDA – W/Q: Cabdifataax Axmed
Beri hore oo Fog ayaa waayuhu ku soo Dhex Tuurey Caalamka Ciidanka iyo Askarinimada,Markasta oo la arko Muuqaal ahaan iyo Dhaqan ahaanba Waxa la...
“ Waxaan Leeyahay Culimada Khilaafka Diinta Ha U Isticmaalina Warbaahinta, Warbaahintana Waxaan Leeyahay Ha Noqonina Kuwa Xambaara Khilaafka Diinta”Wasiir Cukuse
Hargeysa(SLPOST):-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi galinta Jamhuriyada Somaliland Md:Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse Ayaa uga digay Culimada dalku inay waxii khilaaf diiniya ay isu mariyaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

