HomeMaxaabiis falal Budhcad-badeednimo ah u xukuneyd Oo Maanta Ka Baxsaday Jeelka Weyn...

Maxaabiis falal Budhcad-badeednimo ah u xukuneyd Oo Maanta Ka Baxsaday Jeelka Weyn Ee magaalada Boosaso

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Puntland (SLPOST)- Waxaa maanta jeelka weyn ee magaalada Boosaso ee xarunta ganacsiga Maamul-goboleedka Puntland ka baxsaday laba maxbuus oo ka tirsan maxaabiista budhcad badeed ah oo ku xidhan jeelka weyn ee magaaladaas.

boosaaso

Baxsashada maxaabiista ayaa timid kadib markii 15 maxbuus oo ku xakunaa falal budhcad badeednimo ay ka boodeen darbiga jeelka, iyada oo markii dambe ciidamada asluubta ee jeelka ay dib u soo qabteen 13 ka mid ah maxaabiistaasi labana ay baxsadeen.

“Waxaa gacanta lagu sooo dhigay 13, toban waa ay bad qabaan,  laakiin sedexda kale waa ay jajabeen maadaama ay ka boodeen darbiga jeelka,” sidaa waxaa warbaahinta u sheegay askari ka tirsan ciidamada Asluubta ee jeelka

Ciidamad ilaalada jeelka iyo kuwa ammaanka magaalada ayaa weli ku raad-jooga labada maxbuus ee ka baxsaday jeelka.

Maxaabiistan waxa ayaa baxsashada waxaa u fududeeyey sida wararka ay sheegyaan, iyagoo isku xidh-xidhay macawiisyadii ay wateen sidaana ay uga booday darbiga

Maalin walba oo Jimce ah  ayaa waxaa jeelka booqda shacab badan oo eheladooda uga xidhan  saldhiga weyn, waana maalin mashquulkiisu badan yahay.

Maxaabiista maanta baxsatay ayaa waxaa laga keenay jaziiradda  Shiishelis oo lagu soo xukumay, waxaana lagu waday in xakunkooda ku dhammeystaan jeelka Bosaso

Waa markii ugu horeysay ee maxaabiis ay ka baxsadaan jeelka weyn ee magaaladaa tan iyo markii madaxweyne Gaas-ka maamul-goboleedkaasi uu xilka madaxtinimo la wareegay.

Taliska ciidanka asluubta ee jeelka ayaan weli ka hadlin dhacdadan.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories