HomeBaarlamaanka Jarmalka oo u codeeyay in ciidamo Gaadhaya 20-Askari iyo Khuburo Dhanka...

Baarlamaanka Jarmalka oo u codeeyay in ciidamo Gaadhaya 20-Askari iyo Khuburo Dhanka Milatariga ah loo diro S oomaaliya

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Jarmalka(SLPOST)Baarlamaanka dalka Jarmalka ayaa shalay si rasami ah ugu  codeeyey in tabobarayaal militari loo diri karayo Soomaaliya kadib markii hindise noocaasi ay horkeentey baarlamaanka xukuumadda dalkaasi, ciidamadda Jarmalka oo ka mid ahaa barnaamijka tabobarka ciidamadda Soomaaliya ee Midoowga Yurub ayaa shaqaynayay illaa sanadkii 2010-kii,

German-parliament-OKsgarm

balse tabobarkaasi waxa uu ka dhacayay dalka Uganda, haatana waxaa loo sooraray magaalada Muqdisho, waana taasi tan codka loo qaaday in Soomaaliya la geyn karayo.

Ciidamada uu baarlamaanka dalka jarmalku ogolaaday Waxay ka koobanyihiin 20 tabobarayaal iyo khuburo xagga militariga ah oo iyagu bixinaya talooyin xagga ciidanka ah,waxayna imikana kadib fasax u heystaan inay si buuxda howshooda u gudagalaan amaba ay bilaabaan hawlaha loo xilsaaray.

Illaa 3600 askari oo Soomaali ah ayaa ka faa’iideystey barnaamijka tababarka midoowga Yurub,waxaana dhawaan uu midowga yurub ogolaaday in saraakiisha ka socota dalaka midowga yurub ee qaabilsan tababarka ciidamada dowladda soomaaliya laga soo raro dalka ugandha lana geeyo gudaha soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories