HomeDadweynaha reer Afghanistan oo u dareeray Doorashada Madaxtinimada iyo Amaanka Oo Aad...

Dadweynaha reer Afghanistan oo u dareeray Doorashada Madaxtinimada iyo Amaanka Oo Aad Loo Adkeeyay

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Hargeysa(SLPOST)Waxaa maanta oo sabti ah dalka Afghanistan looga dareeray doorashada madaxtinimada ee dalkaas oo ay codkooda dhiibanayaan boqolaal kun oo dadweyne ah.

download (14)

Waa doorashadii u horeysay oo xor ah oo ka dhacda dalka Afghanistan.

Amaanka guud ahaan dalka ayaa si weyn loo adkeeyay iyad oo ciidamo ka badan 400,000 la kala geeyey magaalooyin kala duwan iyo goobaha codka laga dhiibanaayo.

images (15)

Shacabka ayaa soo dooran doona Madaxweynaha bedeli doona kan waqtigiisu dhamaaday Xamid Karzai oo aan sharaxnayn, maadama dastuurka dalkaas uu qorayo in qofka aan saddex jeer is soo sharixi Kareen.

download (16)

Sideed musharax ayaa ku tartamaaya kursiga iyadoo laga cabsi qabo in kooxda Talibaan ee kasoo horjeeda Dowladda Afghanistan in ay weeraro ka geysato goobaha codbixinta.

Jimcihii ayaa la toogtay labo saxafi oo ajnabi ah kuwaas oo dalka Afghanistan u tegay in ay soo tebiyeen doorashooyinka taariikhiga.

download (15)

Doorashadda manta ka bilaabantay ayaa lagu tilmaamayaa in ay tahay mid dimuquraatiya ee ee ka dhada wadankan Afghanistan.

images (6)

Ififaaladda doorashada dalka ayaa aad loo rumeysan yahay sedexda musharax ee lagu ugu sareeya dideeddaa musharax in uu hogaaminayo wasiirkii hore ee arrimaha dibada dawladii ugu horeysay ee uu soo dhiso xaamid karazia Doorashadii labaad ee uu ku guuleystay madaxweyne karazia ee 2009 ayaa uu inkan lagu magacaab0  Cabdala Cabdala ayaa doorashadaa galay kaalinta labaad .

 

Halkan Dhag Ka Sii si Aad Waxbadan Uga Ogaatid Doorashadaa

Somalilandpost.net-Desk

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories