“Dallada SSE waxay u hambalyaynaysaa Jaaliyada Somaliland ee magaalada Sheffield (UK) hawsha mudnaanta leh ee ay u qabteen dalkooda iyo dadkooda” – Warsaxaafadeed
London (SLpost)- Daladda ay ku midoobeen Ururrada Jaaliyadaha Somaliland ee Qaaradda Yurub (Somaliland Society Europe), ayaa ku hambayeysay jaaliyadda Somaliland ee magaalada Sheffield...
Wasiirka Duulista Somaliland Kulan La yeeshay Dhiggiisa Turkiga Iyo Shirkadda diyaaradaha ee Turkish Airlines
Istanbuul (SLpost)- Wasiirka Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa kulamo la yeeshay dhigiisa...
DHEGAYSO: Barnaamijkii Todobaadka ee Radio Hirad oo Warar iyo War-bixinno xiise leh Xambaarsan
Halkan ka dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad waa Idaacad ku hadasha...
Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Qorshe lagaga Hortagayo Kalluumaysiga Sharci-darrada ah ee Xeebaha Dalka (DHEGAYSO)
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ku hawlan qorshe lagu diiwaangelinayo Kalluumaysata dalka, si looga hor-tago kalluumaysiga sharci-darrada ah ee dalalka shisheeye ku hayaan kheyraadka...
Xisbiga Waddani oo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Eedeeyey inay Lumisay Kalsoonidii Mudaneyaasha Baarlamaanka Ingiriiska u hayeen Qadiyadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna ku simaha Guddoomiyaha Axmed Muumin Seed, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inay lumisay...
WAR-BIXIN XIISO LEH: Gabadh Dhalinyaro ah oo Mar kaliya kawada Qalin-jabisay Afar Jaamacadood
Umalkheyr Jaamac Maxamed waa Macalimad wax ka dhigta Saddex Jaamacadood oo ku yaala magaalada Hargeysa. Waxa ay sannad ka hor mar kaliya ka soo...
SHEEKO GAABAN: Godob-reeb! – W/Q: Saddam Carab
Aad baan u daallanaa. Cadceeddu waa ay sii gaabanaysay. Dhulkuna waa uu sii madoobaanayey. Adhigii aan la joogay waxa aan keenay kambalka reerka. Waxa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

