Monthly Archives: April, 2014

spot_imgspot_img

“Siday xukuumaddani ugu Dhiirratay Inay ciidamada Derejo siisay ayey ugu dhiirran tahay inay Amar siiso, idinkuna…” – Wasiir Cukuse

Hargeya (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacgelinta Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa hadlay muranka iyo isqabsiga ka dhex-aloosan Saxaafadda Madaxa-bannaan iyo Xukuumadda...

Kooxda Kubadda Kolayga ee Gaashaan oo la guddoonsiiyay Koobkii Kooxaha Heerka Koowaad oo ay ku guulaysteen

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad lagu qabtay xarunta wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska, ayaa kooxda heerka koowaad ee kubada kolayga ee ciidanka qaranka ee Gashaan lagu...

Dalladda Jilayaasha Aan Dawliga Ahayn Ee SONSAF iyo Ururka Suxufiyiinta SOLJA Oo Maanta Soogabagabeeyay Kulammo U Socday iyo Nuxurka Qodabadii Ka Soo Baxay

Hargeysa(SLPOST):- Dalladda Ururrada aan dawliga ahayn ee Somaliland (SONSAF) iyo Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA oo iskaashanaya, ayaa soo gebogabeeyey kulammo is-daba-joog ahaa oo dhawrkii...

Baarlamaanka Soomaaliya oo diiday in la isku xidho Qaadashada Baasaboorka iyo Warqadaha Aqoonsiga Muwaadinimo

Somalia(SLPOST)Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si buuxda u diiday in qaadashada baasaboorka Somaliga lagu xidho warqadaha aqoonsiga muwaadinnimo, kaddib markii xildhibaannada intooda badan ay sheegeen in...

Dawlada Kenya oo sheegtay in Somaalida Aan Shirciga lahayn ay ku Celin doonto Somaaliya

Kenya(SLPOST)Xukuumadda Kenya ayaa billaabaysa manta ilaa bari inay dib ugu soo celiso Soomaaliya in ka badan 80-qof oo Soomaali ah, kuwaasoo lagu qab-qabtay howlgalladii...

Hay’ada USAID oo lagu eedeeyey hawlo basaasnimo ah

USA (SLPOST):- Hogaanka hay’adaha USAID ee dawlada Maraykanka u qaabilsan mashaariicda horumarinta ama mucaawinada ayaa su’aalo adag laga weydiiyey eedaynmo ah in ay wadeen...

QIIMAYNTA DASTUURKA KULMIYE: Qaab-qoraalka qumman iyo qaab-dhaqmeedka qalloocan – By Boobe Yuusuf Ducaale

Hordhac: Waa maalmihii……Waa maalmaheedii…….Waa maalmihii Khamiisle-taraarka……Waa maalmihii isku-dul-liska…….Hadal-hayntan 9aad ayaa Qormooyin isu sii kala jiidaysa. Ha ka ambannina oo ha ka lumina…..Ma nala socotaan. Aah! Tanina...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img