Somalia(SLPOST)Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si buuxda u diiday in qaadashada baasaboorka Somaliga lagu xidho warqadaha aqoonsiga muwaadinnimo, kaddib markii xildhibaannada intooda badan ay sheegeen in dadku ay dhibaato ka soo maraan qaadashada warqadaha aqoonsiga.

