Monthly Archives: April, 2014

spot_imgspot_img

DAAWO/Dhegayso: Heeso Cusub oo Sawir ka bixinaysa Dhibaatada ay Dhalinyarada dalka ku hayso Aafada Tahriibtu

Waa Hees Cusub oo la baxday DHAKA-FAAR oo ka hadlay Aafada Tahriibta ee dhalinyarada Somaliland ku habsatay. Heestan waxa Midhaheeda sameeyey Hal-abuurka da'da yar...

Xukuumadda Somaliland oo Farriin Hanjabaad iyo Digniin Xambaarsan u dirtay Dawladda Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa dawladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqday inay faraha kala baxdo fad-qalallada iyo falalka amni-darrada abuuraya...

Nuxurka Kulan Dhexmaray Wasiirka Ganacsiga Somaliland iyo Dhiggiisa Dalka Imaaraadka Carabta

Dubai (SLpost)- Wasiirka Ganacsiga Iyo Maal-gashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta kaga qayb-galay...

“Waa in si dhakhso ah loo sii daayo jariiradaha xidhan, wixii ka baaqdayna dawladdu ha bixiso iyadaa gashay danbigaase”

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inay hab-dhaqan shuruucda dalka ka baxsan...

Daraasad Iftiimisay Astaamaha uu Caanka ku Yahay Qofka aan Ballamaha ku wanaagsanayni

Aqoonyahanno ka tirsan jaamacadda Zurich ee waddanka Jarmalka ayaa daah-furay nidaam qaab-dhismeedka jidhka ka tirsan oo shaqada maskaxda ah kaas oo shaqo ku leh...

Shan Arrimood Oo Raggu Aanay Jeclaysan Inay ka ka maqlaan Lammaanaha ay nolosha la wadaagaan

Waxa jira arrimo lamanaha is-qaba ku adag inay ka wada hadlkaan ama ay wax iska waydiiyaan halka marka aad si mug leh ugu fiirsato...

Former Arsenal star Diarra forced to deny he is a jihadist fighting in Syria

Lassana Diarra has been forced to formally deny claims that he had become an Islamic warrior fighting in Syria. The 29-year-old, who patrolled midfield for...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img