Mujaahid Cali Guray Oo Luuqad Adag Kaga Hadlay Xadhiga Wargeyska Haatuf
Hargeysa (SLPOST) Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa si adag uga hadlay Xadhiga ay Xukuumada Madaxweyne...
BEELAHA GABOOYE oo Madaxweyne Siilaanyo iyo Haldoorka Dalka uga Ashkatooday Mid ka mid ah Beelaha Somaliland oo ay Tabasho ka tirsanayaan
Hargeysa (SLpost)- Wax-garadka iyo Madax-dhaqameedka Beelaha Gabooye, ayaa madaxweyne Siilaanyo iyo Goleyaasha dalka uga cawday mid ka mid ah Beelaha waaweyn ee Somaliland oo...
Xukuumadda Somaliland oo u Hanjabtay saxaafadda Madaxa-bannaan, tallaabo Shuruucda Dalka Waafaqsan-na ku tilmaantay Xayiraadda Xarumaha Warbaahinta
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab ka bixisay dhaliilaha inta badan loogu jeediyo cabbudhinta iyo caga-juglaynta ay ku hayso saxaafadda madaxa-bannaan, waxaanay sababaysay xayiraadaha...
Madaxweynaha Faransiiska oo ka hadlay muwaadinka udhashay Dalkiisa ee G/kacyo lagu dilay Shalay
Paris (SLPOST) Madaxweynaha wadanka Faransiiska Francois Hollande oo xafiiskiisa magaalada Paris kasoo saaray war saxaafadeed ujeedkiisu ahaa cambaareynta falkii shalay magaalada G/kacyo loogu geystay...
Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaan-reebista oo Hoggaan Cusub doortay
Hargeysa (SLpost)- Guddida wanaag-farista iyo Xumaan-reebista ee Somaliland, ayaa guddoomiye cusub doortay ka dib markii xilkii ka qaadeen guddoomiyihii hore ee guddigaas Sheekh Maxamed...
Madaxwaynaha Kenya oo ku gacanseydhay baaq ah in la joojiyo howlgalka lagu raafayo dadka Soomaalida ah ee ku…
KENYA (SLPOST):-Madaxwayne Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa Wilyam Ruto ayaa waxa ay ku gacanseydheen baaqyo kala duwan oo laga dalbanayey inay la joojiyo raafka...
Gabilay -Masuuliyiin Dhawr ah Oo Xabsiga Ladhigay
Taliye ku-xigeenkii Qaybta Bilayska Gobolka Gabiley, Askar dableyaaal iyo Masuuliyiin kale oo xadhig ku mutaystay Saraakiil Itoobiyaan ah oo ay dhawaan ku soo qabteen...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

