Amnesty oo si kulul uga hadashay Ciidanka Kenya qab qabashada lagu Bartilmaameed Sanayo Soomaalida ku nool Dalka Kenya
Amnesty(SLPOST)Hay'ada amnesty international ayaa war bixin kasoo saartay talaabada ay ciidamada amaanka Kenya ay ku beegsanayaan qoomiyada Soomaalida ah ee ku nool magaalada Nairobi...
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Hor Tagay Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland Kana Hadlay Arimo Badan Oo Wasaaradiisa Khuseeya
Hargaysa(SLPOST):-Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil C/Laahi Axmed Ayaa Maanta Hor Tagay Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Ee Somaliland Isla Markaana...
R/wasaarihii hore ee Kenya oo si adag u dhaliilay hawlgalada sida gaarka ah loola beegsanayo dadka Somalida ah
KENYA: (Slpost);-Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Kenya, Rail Odinga ayaa dhaliilay qaabkii ay dowladda Kenya ula dhaqantay dadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi,...
1-da July oo loo aqoonsaday Maalinta Soomaalida Maraykanka
Minneapolis(SLPOST)Waxaa golaha Deegaanka ee magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota oo ah halka ay ugu badan yihiin Jaaliyada ugu balaadhan ee Soomaalida Maraykanka ayaa waxay...
Badheedhaha KULMIYE, Bayaaminta UCID, Ballan-qaadka WADDANI, Bartilmaameedka Akaademiga iyo Boogta Dib-u-dhaca Shirkii Dood-cilmiyeed Qaran
Hargeysa (SLpost)- Shir-wayne wada-tashi Qaran ay ugu yeedheen Xisbiyada Mucaaridka ah ee Somaliland oo muddo doodi ka taagnayd isla markaana ay ka soo horjeedeen...
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Sidee ayay Mudnaanta u kala siisay Horumarinta Madaarrada dalka?
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda madaxweyne Axmed-Siilaanyo, ayaa tafaasiil ka bixisay sida ay ugu kala mudan yihiin horumarinta iyo casriyeynta ay ku wadaan madaarrada dalka oo...
Mashruuc Dawladda Itoobiya Dhaqaale badan kaga Urursatay Ganacsatada Somaliland oo mar labaad Hargeysa loogu Qabtay Kulan qaadhaan-ururin ah
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Itoobiya oo dhaqaale u raadinaysa dhammaystirka dhismaha Dhaamkii ugu ballaadhnaa qaaradda Afrika ee Koronto laga dhaliyo, ayaa maanta kulan labaad oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

