HomeR/wasaarihii hore ee Kenya oo si adag u dhaliilay hawlgalada sida gaarka...

R/wasaarihii hore ee Kenya oo si adag u dhaliilay hawlgalada sida gaarka ah loola beegsanayo dadka Somalida ah

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

KENYA: (Slpost);-Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Kenya, Rail Odinga ayaa dhaliilay qaabkii ay dowladda Kenya ula dhaqantay dadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi, kadib howlgallo lagu qabqabtay kumannaan Soomaali ah oo ay ciidamada ammaanka Kenya ka sameeyeen magaalada Nairobi.

Raila-Odinga

Odinga oo wareysi gaar ah bixiyay isagoo jooga dalka Mareykanka ayaa sheegay inuu aad ula yaabay inay bartilmaameed ka dhigtaan ciidamadu dadka Soomaalida ah ee ku nool xaafadda Islii, intii ay socdeen howlgalada lagu raadinayay kuwa lagu tuhusan yahay falalka argagaxisonimada siada uu yiri.

“Qaladku ma ahan oo kaliya qaabka ay xukuumaddu u raadinayso kooxaha looga shakisan yahay inay argagaxiso yihiin, balse waxaa ka daran waxa ka dhalan kara mustaqabalka, ma haboona in ciidamada loo fasaxo inay mid ka mid ah qowmiyahada Kenya u nisbeeyaan inay falalka argagaxisda ku lug leeyihiin” ayuu yiri Odinga.

Sidoo kale, Odinga wuxuu sheegay inay iska caddahay in Soomaalida keliya aysan sameeyn falal aragagaxiso ah, balse ay iyaguna saameeyeen dhammaan qowmiyadaha u dhashay dalka Kenya.,isagoo xusay in horey loo arkay dad aan  soomaali aheyn oo falal argagixiso ka sameeyey gudaha Kenya sidaa owgeed ay layaab tahay in hal qowmiyad loo saaro wixii ka dhaca gudaha dalka Kenya

“Waxaan aragnay dhallinyaro kasoo jeeda beelaha Luo, Luhya, Kikuyu iyo kuwo kale oo la soo taagay maxkmad iyagoo loo haysto falal argagaxiso oo ay Kenya ka geysteen,” ayuu hadalkiisa raaciyay Raila Odinga, ugu dambeyn, Odinga wuxuu ugu baaqay dowladda Kenya inaysan dib u soo celin wixii ka dhacay Wagala oo qowmiyadda Soomaalida oo kaliya bartilmaameedka looga dhigay, loona geystay xasuuq aad u fool xun.

Booliiska Kenya ayaa howlgallo uu tan iyo toddobaadkii hore ka waday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxa ay ku qabqabteen in ka badan 4,000 oo Soomaali ah, kuwaasoo laga soo qabqabtay guryahooda, goobahooda ganacsiga iyo jidadka magaalada Nairobi,islamarkaasna waxaa loola dhaqmay si aan habooneyn iyadoo aan lakala saarin caruur haween iyo dhalinyaro.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories