Monthly Archives: April, 2014

spot_imgspot_img

Somaliland oo Wax ka beddeshay Mawqif ay hore uga qaadatay Siyaasiyiinta u dhashay Soomaaliya ee ku socdaalaya Garoomadeeda Diyaaradaha

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegtay inay u ogoshahay masuuliyiinta ka tirsan dawladda Soomaaliya inay safar ku mari karaan madaarrada...

Berbera: Weerar daba-socda Rasaaseyntii Xildhibaan Qabile lagula kacay oo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Isugu jira Sababay

Hargeysa (SLpost)- Askari magaciisa lagu sheegay Tabaarik Maxamed Ducaale oo ka tirsan ciidamada, ayaa caawa ku dilay magaalada Berbera haweenay la odhan jiray Xamda,...

“Waxaynu ku fikiraynaa inaynu ku noolaano meel warbaahintu xor tahay, laakiin cidda koowaad ee ay u gurmanaysaa ay tahay inta jilicsan”

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahim oo ka mid ah Culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa, ayaa talooyin xambaarsan hoga-tusaaleyn iyo dar-daaran u jeediyey...

Wasiirka Duulista Hawada oo Sharraxaad ka bixiyey Mashaariic hor leh oo laga hirgeliyey Madaarka Diyaaradaha Hargeysa oo maanta xadhigga ka jaray

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray mashaariic hor leh oo laga kordhiyey...

WARBIXIN: Gunaanadka Shirka Sannadaha ah ee Maal-gashiga Caalamka oo markii u horreysay Somaliland lagu marti-qaaday (DAAWO SAWIRRO)

Dubia (SLpost)- Sannad walba waxa Dalka Imaaraadka Carabta lagu qabtaa kulan lagaga hadlaayo maal-gashiga caalamiga ah (Annual Investment Meeting ) oo ay ka soo...

Haween-weynaha Jaaliyadda Somaliland ee Bariga London Oo Cambaareeyey Xadhigga Fannaaniinta Xiddigaha Geeska, Xukuumaddana baaq culus u diray

London (SLpost)- Ururka Haweenka Somaliland ee Bariga magaalada London (Somaliland Assosition Women of East London), ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqday inay Xorriyaddooda u soo...

Somaliland: Saraakiishii ugu Tirada Badneyd ee Dalka Gudihiisa Ku Qaata Aqoonta Milatariga oo dhammaystay tabobar muddo Bilo ah u socday

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta tabo-bar loogu soo xidhay Kuliyadda Cabdhilaahi Askar ee Dereweyne 117 Sarkaal oo kala tirsan Ciidamada Kala-geddisan ee Somaliland, kuwaas oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img