HomeAmnesty oo si kulul uga hadashay Ciidanka Kenya qab qabashada lagu Bartilmaameed...

Amnesty oo si kulul uga hadashay Ciidanka Kenya qab qabashada lagu Bartilmaameed Sanayo Soomaalida ku nool Dalka Kenya

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Amnesty(SLPOST)Hay’ada amnesty international ayaa war bixin kasoo saartay talaabada ay ciidamada amaanka Kenya ay ku beegsanayaan qoomiyada Soomaalida ah ee ku nool magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxana ay talaabooyinkaasi ay ku tilmaamtay xalaad kaluumaysi ah ay xukuumada Kenya u adegsanayso olaleehada ka dhanka ah argagexisada.

amnistyAmnesty ayaa ku eedeysay dawlada Kenya in bishii December ee sanadii 2011-ka ay joojisay diiwaangalinta qaxootiga Soomaalida ah xiligaasina ay mudnaayeen in dib loogu soo celiyo dalkooda balse qab qabashada imika  lagu hayo ay tahay mid ku takri fal xaquuqda aadama ah.

Ku xigeenka agaasimaha barnaamijyada Africa ee hay’ada amnesty international Michelle Kagari ayaa sheegay in xukuumada Kenya ay ciqaabayso Soomaalida magangalya doonka ah iyadoo ku andacoonayso in ay sugayso amaanka dalkeeda.

Muwadin Soomali ah ayaa u sheegay amnesty in ay la kulmeen raaf,garaac iyo xadhig sharci daro ah oo ay kala kulmeen ciidamada amaanka oo iyaga oo guri guri u gaalayay xaafada ay ku badan yihiin Soomaalida.

Xukuumada Kenya ayaa ku andacooneysa in ay qaaday hawlgalo ka dhan ah argagaxisada iyo dadka sida sharci darada ah ku jooga dalkaasi waxana ay qabatay ku dhawaad 4000-qof oo Soomaali ay u badan yihiin.

Michelle Kagari ayaa falkaa  lagu hayo Soomaalida ku sheegay mid isir faquuq ah ayna sare usii qaadi karto amnidarida ay dalkaasi Kenya.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories