Tirada Arday ka tirsan Jaamacadda Hargeysa oo Saaka Xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay Mudaharaad sameeyeen
Hargeysa (SLpost)- Ciidamadda Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay arday ka tirsan Jaamacadda Hargeysa oo Saaka Mudaharaadka ka sameeyey magaalada Hargeysa, iyada oo ardaydii...
Mudaaharaad Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Italy
Hargeysa (SLPOST) Magaalada Rome ee Caasimada dalka Talyaaniga ayey shalay (Sabti) ka dhaceen banaanbaxyo rabshado wata oo ay dad ku dhaawacmeen. Banaanbaxa ayaa looga soo...
DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo oo Socdaal Kedis ah Caawa Ku maray Suuqyada Magaalada Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa mar qudha lagu dhex-arkay isaga oo dhex-maraya Huteelka Imperial ee magaalada Hargeysa,...
Xisbiyada Mucaaradka Kenya oo Dhaliilay Hab-dhaqanka lagu hayo Soomaalida ku dhaqan Nairobi iyo Mudaharaad ballaadhan oo ka dhacay London
London (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee uu hogaamiyo Raysal wasaarahii hore Kenya, Odinga ee ODM iyo xisbiga ay bah-wadaagta yihiin ee Orange, ayaa nasiib-daro...
Tartankii Dhalinyadda Cuslaatay Ee Shirkadda Telesom Maal-galisay oo Soo Gabagoobay
Hargeysa(SLPOST)Tartankii dhalinyaradda cuslaatay oo laba bilood iyo badh ka socday magaalada Hargeysa ayaa galabta lagu soo gabogabeeyey garoonka Dhalinta Kacaan. Tartankan oo ay isku...
Wararkii ugu Danbeeyay ee Xaaladda Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan ee lagu Dhaawacay Maanta Magaaladda Burco
Burco(SLPOST):- Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo ka mid ah Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa hadda lagu Daweyna Cisbitaalka Guud ee magaaldda Burco, kadib markii jidhkiisa...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo u kicitimay Dalka Itoobiya
Hargeysa(SLPOST) Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa manta u duulay Dalka Itoobiya halkaas oo ujeedada Socdaalkiisu lala xidhiidhinayo in uu doonayo in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

