Home1-da July oo loo aqoonsaday Maalinta Soomaalida Maraykanka

1-da July oo loo aqoonsaday Maalinta Soomaalida Maraykanka

Date:

Related stories

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

Minneapolis(SLPOST)Waxaa golaha Deegaanka ee magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota oo ah halka ay ugu badan yihiin Jaaliyada ugu balaadhan ee Soomaalida Maraykanka ayaa waxay u aqoonsadeen in maalinta 1da july ay noqoto maalinta Soomaalida Minneapolis.

GolahaMinneapolis1

Arrintan ayaa waxay noqoneysaa mid Soomaalida ku dhaqan magaaladaasi iyo Maraykanka ay maalintooda si rasmi ah loo aqoonsado isla markaana horumar u ah dhiirigelinta dhaqanka Soomaalida iyo waliba midnimadooda. Magaalada Minneapolis ayaa ah mid Soomaalida ay ka sameeyeen ganacsi xoogleh, isla markaana xubno kuleh golaha deegaanka ee magaaladaasi oo uu kamid yahay Xildhibaan Cabdi Warsame.

CabdiwarsameMN1-

Cabdi Warsame oo arrintan ka waramayey ayaa sheegay in aqoonsiga maalintan ay dadaal weyn u galeen isla markaana uu rajeenayo jaaliyadaha kale ee Soomaalida ee ku dhaqan magaalooyinka waaweyn ee Maraykanka ay ku daydaan.

Dhinaca kale magaalooyinka mataanaha ah ee Saint Paul iyo Minneapolis ayaa waxaa shalay ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo raafka ay dowlada Kenya ku hayso Soomaalida ku dhaqan magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Office

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories