Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

Jaamac Shabeel oo ka hadlay Aragtidiisa ku aaddan Qaabkii loo maray Xalinta Khilaafka Kulmiye iyo Cidda u taagan Murashaxnimada Xisbiga

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Cismaan, ayaa rejo wanaagsan ka muujiyey in xalinta khilaafaadkii ka dhex-aloosnaa xisbiga dhexdiisu ay daawo...

Dawlada Siiriya oo Mar Qudha dishay 175 dagaalyahan

Siiriya(SLPOST)Dowlada Siiriya ayaa sheegtay in ay hal weerar ku dishay 175 dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Al Nusrah. Weerarkan ayaa ka dhacay deegaanka Bari ee...

Xukuumadda iyo SONYO oo si faaahfaahsan uga xog-warramay Sanduuq Horumarineed oo loogu talo-galay Dhalinyarada dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md Cali Siciid Raygal iyo Guddoomiyaha Dalladda Ururrada dhalinyarada Somaliland ee SONYO Mubaarig Ismaaciil Taani, ayaa...

Musharaxa Xisbiga UCID Oo Ka Digay Mar Labaad Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Somaliland

Hargaysa(SLPOST) Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Mud: Jamaal Cali Xuseen ayaa markale ka digay dibudhac ku yimaada doorashooyinka Somaliland la filaayo inay ka...

Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Borma Oo Si Adag U Beeniyey In Ay Lacag Boobeen

Borama(SLPOST) Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Degmada Boorama oo maanta shir-jaraa’id qabtay ayaa waxa ay been abuur iyo buun-buunin ku tilmaameen...

Hees Cusub (WARIYE XORA) Waa Murtidii iyo Mirdhihii Qarniga Abid Waa Erayadii Al abwaan Sidiiq Maxamed Burmad

Hargaysa (SLpost) Waa Hees si dhaba uga hadlaysa kuna socota Wariyayaasha iyo dhamaanba Bahda Saxaafada Dhabta ah. Muxuu Yidhi Abwaanku Waxaan wariye Xora Wariye wariye Xuuraama oo waraysta...

Itoobiya oo Shaacisay inay dagaal adag la galayso Ururka Al-shabaab

Muqdisho (SLPOST) :- Dowladda Itoobiya oo ciidamadeedu dhawaan ku biireen howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay sidii ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img