Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

Amnesty Oo Ciidamadda Isra’iil Ku Eedeysay Dilalka Xadhaafka ah Ee Falastiniyiinta

Isra'iil (SLPOST) Warbixini kasoo baxday hay’ada Amnesty International ee xuquuql insaanka ayaa lagu sheegay in sanadkii lasoo dhaafay 2013 ay ciidamada Isra’iil dileen dad...

Khasaaraha Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay Xarunta nabad-sugidda magaalada Muqdisho

Muqdisho (Slpost)- Dhowr iyo toban ruux ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho. Waxaa qaraxa lala beegsaday meel u dhaw xarunta sirdoonka ee dowladda...

Golaha Guurtida oo Guddi u saaray Dilka Taliyihii Saldhigga Booliska Degmada Xaaji-Saalax

Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Guddi u magacaabay ka soo war-bixinta sababta, qaabka uu u dhacay dil habeen-hore koox dablay ahi ku fuliyeen...

Wasaaradda Amaanka Gudaha Maraykanka oo fadeexad kala Kulantay Boqolaal Soomaali ah oo la raadinayo

Texas (SLpost)- Fadeexad ku saabsan boqolaal Soomaali sharcidaro ku galay Maraykanka ayaa la sheegay inay qabsatay Wasaarada Amaanka Gudaha dalka oo hore u beenisay...

GOBOLKA SANAAG: Jawharadda Somaliland – W/Q: Ibraahim Xasan Gaagaale

Dal kasta waxa uu leeyahay gobol laf-Dhabar u ah taariikhda sooyaalkiisa, qiimaha dhulkiisa, quruxdiisa, dal-xiiskiisa, wanaagga cimiladiisa, iyo degsiimadiisa. Gobolka Sanaag waa gobol ku...

Wiil uu Abti u yahay Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka mid ahaa Raggii Weeraray Madaxtooyadda

Muqdisho(SLPOST)Todobaadkii hore weerarkii lagu qaaday Madaxtooyadda Shaki kuma jiro in uu ahaa mid aad looga soo Qorsheeyay, laakiin ilaa iyo hada Warbaahinta lama siin...

Yuusuf Kirix Cawad oo loo doortey Guddoomiyaha Guddida Ruqsad-bixinta Qareennada

Hargeysa (SLpost)- Guddida Ruqsad-bixinta iyo Anshax-marinta Qareenadda, ayaa maanta yeeshay fadhigoodii ugu horeeyey tan iyo intii la ansixiyey Wax-ka-bedelka iyo Kaabistii ay Baarlamaanku ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img