HomeMusharaxa Xisbiga UCID Oo Ka Digay Mar Labaad Dib U Dhac Ku...

Musharaxa Xisbiga UCID Oo Ka Digay Mar Labaad Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa(SLPOST) Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Mud: Jamaal Cali Xuseen ayaa markale ka digay dibudhac ku yimaada doorashooyinka Somaliland la filaayo inay ka qabsoomaan sannadka 2015.

jamka

Mud: Jaamal Cali Xuseen oo saxafadda maanta kula hadlaayay Magaaladda Hargaysa, wuxuu sidoo kale ka waramay safar dhawaan saddexda Guddoomiye ee Xisbiyada Qaranku ugu bixi doonaan waddanka Kenya, halkaas oo ay wadahadalo kula yeelan doonaan deeq bixiyaasha Somaliland ka tageera doorashooyinka, waxaana hadaladiisi kamid ahaa.

Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Mud: Jamaal Cali Xuseen

“Waxaa muhiim ah in waxyaabaha loo baahan yahay ee doorashooyinka khuseeya hore loo qabto, oo aan markiiba lagu boodin dibudhac ku yimaada doorashooyinka, arrinta dibudhigida doorashooyinka mid taala maha, Madaxweynaha Somaliland waxaa isna laga hayaa in aanu hal maalin dib u dhigidoonin, hadalkaas ayaanu annagu ka haynaa, waxaa kale oo jira in xooga tafaahum la’aan ahi ka dhaceen diwaangalint codbixiyaasha oo ay wadeen waddamada ina tageera, iyo diwaan galinta muwaadiniinta, tiina hadda waa laysla  gartay in aanay caqabad isku noqonayn, oo wixii ay kala faa’iidaysan karaan is dhaafsadaan lakiin aanay is carqaladayn.” Musharaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen wuxuu sidoo kale ka waramay safar dhawan la filaayo inay Guddoomiyaasha Saddexda Xisbi Qaran ku tagaan dalka Kenya, wuxuuna isagoo arrintaasi ka hadlaaya yidhi.

“Waxaa iyana jirta inay dhawaan Guddoomiyaasha Xisbiyadu socdaal ku tagi doonaan waddanka Kenya, halkaasna ay shirar kula yeelan doonaan deeq-bixiyaasha caalamiga ah ee inaga tageera doorashooyinka, si loo diyaariyo dhaqaalihii lagu qaban lahaa doorashooyinka inagu soo foolka leh”.

Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa hore uga digay in wax muddo kordhin ah laga sameeyo dalka, wuxuuna dhawaaqiisan haddu noqonayaa markii labaad ee uu ka digo arrintas.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Somalilandpost@live.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories