HomeItoobiya oo Shaacisay inay dagaal adag la galayso Ururka Al-shabaab

Itoobiya oo Shaacisay inay dagaal adag la galayso Ururka Al-shabaab

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLPOST) :- Dowladda Itoobiya oo ciidamadeedu dhawaan ku biireen howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay sidii ay uga shaqeyn lahayd nabad kusoo celinta Somalia kaddib sannado badan oo colaado ah.

Dina Mufti

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda dalka Itoobiya, Dina Mufti ayaa daboolka ka qaaday in dowladdiisa ay ka go’an tahay nabadeynta Somalia, isla markaana ay xoog iyo maal fara badan ku bixinayaan arrintaas.

“Itoobiya waxay Soomaiaya u dirtay ciidammo fara badan oo nabad ilaalin ah si ay qayb uga noqdaan howlgalka Midowga Afrika. Qorshaheennu waa in aan kula dagaalanno Al-shabaab meel walba oo ay Soomaaliya ka joogaan,” ayuu yidhi Mufti.

Sidoo kale, afhayeenku wuxuu sheegay in nabadda Soomaaliya ay tahay mid dani ay ugu jirto nabadgalyada gobolka Bariga Afrika, isagoo Al-shabaab ku tilmaamay koox kasoo horjeedda deggenaashaha gobolka oo dhan.

Afayeenka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in Itoobiiya ay qayb weyn ka qaadanayso nabadaynta dalalka gobalka, sida Koonfurta Sudan, Masar iyo Jamhuuriyada Afrikada Dhexe.

Itoobiya ayaaa qayb ka ah dowladaha ciidamada AMISOM ugu taageeray Soomaaliya si ay dowladda Soomaaliya uga taageeraan dagaalka ay kooxda Al-shabaab kula jirto.

Hadalkan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa xilli taliska AMISOM uu sheegay in ay qorsheynayaan howlgallo ay ka billaabaan guud ahaan gobollada Somalia kuwaasoo lagu doonayo in Al-shabaab looga saaro deegaannada ay gacanta ku hayso.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories